19/09/2025
Ninka kaliya ee Carab ah ee dunida casriga ah wax muuqda ku soo kordhiyey.
Steve jobs oo magaciisa runta ah uu yahay Steve Abdulfatah oo Carab Suuriyaan ah laakiin reer Maraykan ah, waa ninka alifay ee shirkadda Apple ku soo kordhiyey Iphone-ka. Inkastoo markii taleefoonkaani cusbaa ee laga waayey lambaro laga garaaco, la is yiri sheekadani waa waali, misna waxay ahayd hal abuur shirkadda Apple ka dhigay mid la tixgeliyo.
Hadii aad rabtid inaad qiyaastid awooda dhaqaale ee Iphone-ku siiyey Apple, sanadkan bishiisii 1aad ilaa bishii 6aad, iibka Iphone-ka waxay shirkadu ka soo xaraysay $44.6B.
Reer galbeedka xagjirka ah waxay dhahaan caqliga hooyadiis ayuu ka keenay, maadaama ay aaminsan yihiin in Carabtu aysan caqli badan lahayn!