En Abdirisaq Mohamoud

En Abdirisaq Mohamoud

07/04/2026

Ma taqaana Ip addrss iyo Mac address waxa ay ku kala duwan yihiin.

03/04/2026

Maalin kasta iyi bil kasta oo timaada waxa ay si cad inoogu sheegayaan in technologyada ay tahay mustaqbalka iyo halka loo socdo ee sanadaha soo socda la aadi doono.
Kaliya maaha in la aadi doono ee waa in ay waajib noqonayso barashada tiknolojiyad.

Tiknoolajiyadu maaha kaliya qalab, waa xalka dhibaatooyinka maalin laha ah. 💻✨Anigoo ah Eng. Abdirisaaq Mohamoud, waxaan...
27/02/2026

Tiknoolajiyadu maaha kaliya qalab, waa xalka dhibaatooyinka maalin laha ah. 💻✨
Anigoo ah Eng. Abdirisaaq Mohamoud, waxaan halkan idiinku soo gudbin doonaa fahamka ICT-ga iyo sida uu u saameeyo nolosheena. Hadafkaygu waa inaan aqoontayda ugu adeego bulshadayda si aan u dhisno mustaqbal dhijitaal ah.
La soco qoraallada iyo muuqaallada soo socda! 🔔

Address

Burco

Telephone

+252672062097

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when En Abdirisaq Mohamoud posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share