Sharmaarke Secondary School - Burao

Sharmaarke Secondary School - Burao The Light of Knowledge and the Future

30/12/2025

Fariin Qaran

26/12/2025
26/12/2025

26- DEC -2025

HAMBALYO HAMBALYO DHAMAAN SHACBIGA JAMUURIYADA SOMALILAND  WAXAAN ALLAH  UGA RAJAYNAYNAA  FARXAD IYO HORUMAR IN UU INOO ...
26/12/2025

HAMBALYO HAMBALYO DHAMAAN SHACBIGA JAMUURIYADA SOMALILAND WAXAAN ALLAH UGA RAJAYNAYNAA FARXAD IYO HORUMAR IN UU INOO HARSEEDO CITIRAAFKA JAMUURIYADDA SOMALILAND

WAR MURTIYEED Ardayda fasalka Form 1A ee Dugsiga Sharmaarke Secondary School - Burao harmaarke Secondary School waxay si...
17/12/2025

WAR MURTIYEED

Ardayda fasalka Form 1A ee Dugsiga Sharmaarke Secondary School - Burao harmaarke Secondary School waxay si sharaf iyo xushmad leh xaflad mahadnaq iyo maamuus ugu qabteen macalinkooda qaaliga ah Cali Muuse (Cali Gaani), oo loo doortay Macalinka Sannadka (Teacher of the Year 2025-2026).

Xafladdan oo ku dhacday jawi farxad, ixtiraam iyo wadajir ah, ayaa ujeeddadeedu ahayd in lagu muujiyo mahadcelin qoto dheer iyo qirasho dhab ah oo ku aaddan doorkii muuqday ee macalinku ka qaatay baridda, tarbiyeynta iyo dhiirrigelinta ardayda.

Ardaydu waxay tilmaameen in Macalin Cali Muuse uu yahay macalin ku suntan:

Akhlaaq wanaagsan

Dulqaad iyo naxariis

Faham iyo hagid wax ku ool ah

Dadaal joogto ah iyo masuuliyad buuxda

Ugu dambayn, ardayda Form 1A waxay u rajeeyeen macalinka guul, horumar iyo in uu sii ahaado tiir muhiim u ah waxbarashada iyo korinta jiilka mustaqbalka.

Hambalyo Macalin Cali Muuse (Cali Gaani)
Waxaad mudan tahay Maamuuska Macalinka Sannadka.

26/11/2025

Heesta Calanka
Luuqda :- Xaliimo Xirsi
Sharmaarke Secondary School - Burao

26/11/2025

Heesta Haanta
Codka :- Asma sakeriye
Jiibta Huda aadan

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Hirzi Mohamed Hirzi, Suleekha Ahmed, Yaasmiin Mohomed, Ca...
26/11/2025

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Hirzi Mohamed Hirzi, Suleekha Ahmed, Yaasmiin Mohomed, Cabdixakiin Maxamed, Hasancan Güzel, Maxamed Wali Axmed, Osame Garaad Yuusuf Harbeeye, محمد قاسم, Maxamuud Maxamed, Oday Barqadle

25/11/2025

Heesta :- waxaan ahay Waadiga Dugsiyada
Canab cali iyo Asma Cabdiqadir

24/11/2025

Hadal jeedintii Gudoomiye KXigeenka W.W.B Iyo Sayniska ee Gobolka Mudane Khadar Cismaan Xirsi

Address

Burco

Opening Hours

Monday 07:00 - 12:00
Tuesday 07:00 - 12:00
Wednesday 07:00 - 12:00
Thursday 07:00 - 12:00
Saturday 07:00 - 12:00
Sunday 07:00 - 12:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sharmaarke Secondary School - Burao posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sharmaarke Secondary School - Burao:

Share