irir samale TV

irir samale TV ku dhashay hawd

31/10/2023

Somaliland ma dagaal gudaha ah baa ku socota mise mid shisheeye?

Somaliland xagee dagaalku kaga
Socdaa?

Somaliland sida aan qabo waxaa ka socda 'laba dagaal 2 war in and out
Mid gudaha ah iyo mid debedda ah

Waana laba dagaal oo isku xidhan dagaalka guduhu waa laba qaybood qolo siyaasiyiin ah oo aan lahayn xidhiidh kale lkn muhiimada siinaya in aay hantiyaan kursiga

Iyo qolo kale oo xidhiidh la leh dagaalka debeda kaga socda Somaliland

Yaa wada dagalka debedda ?
Waxaa wada

(1) Ethiopiaa oo dan leh Ethiopiaa in dekadda la siiyo iyo in la isku diro Somalida waa u muhiim ✓

(2) Somalia oo dan leh Somalia in somaliland xoog lagu Soo celiyo iyo in la kala furfuro shacabka waa u muhiim ✓

(3)China oo danleh China in xidhiidhka loo jaro tiawan lana raaco xulufadiisa waa in muhiim✓

Beesha Daarood maxaa u dan ah

Waxaa dan uu ah

(1) in aay arkaan Isaaq oo tabcaan ah
Dhaqaale ahaan siyaasad ahaan nabad galiyo ahaan bes

04/05/2023

Magaca cusub. Senegambia

Confederation xadidan (1982. ilaa 1989) ee wadamada madaxa banaan ee kala ahaa British colonies iyo France colonies

Senegal iyo Gambia .

Labada dal ayaa heshiis lagu midoobayo gaadhaay November 1981-kii, waxaana Senegambia Confederation lagu heshiiyay
Qodobbo kuwaasi
waxay u baahnaayeen Senegal iyo Gambia inay qaadaan tillaabooyinka soo socda ee ku aaddan midowga:

(1) isku dhafka ciidamada police and army

(2) samaynta urur dhaqaale iyo mid lacageed ;

(3) isku xidhka siyaasadahooda arimaha dibadda;

(4) in la dhiso hay'ado federaali ah . Senegal-ayaana maamuli doonta hay'adahan, iyaga oo koontaroolaya madaxtooyada fadaraalka

(5) iyo saddex-meelood laba meelood ee kuraasta baarlamaanka konfederaalka. In Senegal 🇸🇳 qaadato

In kasta oo la isku daray,
waddan kastaa wuxuu ilaalin doonaa madax-bannaanidiisa. Bishii July 1982 Senegal iyo Gambia ayaa bilaabay hirgelinta
heshiiska, iyo Senegambia fulinta iyo sharci-dejinta la aasaasay. Uugu danbayn1989-kii ayaa 🇬🇲ganbia ka laabatay Midowga

Address

Burco
&MU19882

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when irir samale TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category