Garaad nour Abdi

Garaad nour Abdi Boggan waxaad ka helaysaa warbixinaa cusub

13/08/2025

Aarbal sida loo galay day guribaa ku dumay wlhi

Xukuumadda Somaliland ayaa dalka ka joojisay in la soo dejiyo ama la keeno gaadiidka aanay xabadu karin iyo baabuurta qa...
13/08/2025

Xukuumadda Somaliland ayaa dalka ka joojisay in la soo dejiyo ama la keeno gaadiidka aanay xabadu karin iyo baabuurta qabaalka ah.

Warqad rasmi ah oo ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa lagu sheegay go’aankan,

11/08/2025

Xildhibaan Shaadh iyo muuqaal cusub.

Xukumadda Somaliland ayaa sheegtay in dhawaan Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro uu booqasho ku tagi doono dalka...
10/08/2025

Xukumadda Somaliland ayaa sheegtay in dhawaan Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro uu booqasho ku tagi doono dalka Maraykanka, booqashadan ayaa la xidhiidha arrimaha aqoonsiga Somaliland.

Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland oo booqasho ku tagay xarunta Wasaaradda Warfaafinta JSL gaar ahaan idaacada Radio Hargeysa ayaa sidoo kale sheegay in in aqalka cad iyo guud ahaan Maraykanka ay ka socoto dood la xidhiidha aqoonsiga Somaliland.

KF Media TV

10/08/2025

Shahiidka Nool Taliye Deeq Dhemal.

Somaliland: Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ayaa guud ahaan Masaajiddada Dalka fartay Khudbadda Jumcaha lagaga hadlo Amni...
18/07/2025

Somaliland: Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ayaa guud ahaan Masaajiddada Dalka fartay Khudbadda Jumcaha lagaga hadlo Amniga iyo Nabadda.

17/07/2025

Wiil kaa yari wuu garanayaa quraankee CABSIBAA HAYSA

Gogoshii Nabada ee Madaxwayne Cirro Ceerigaabo dhigay oo Badhan laga taageeray.
17/07/2025

Gogoshii Nabada ee Madaxwayne Cirro Ceerigaabo dhigay oo Badhan laga taageeray.

 %Airpods iyo smart watch:AirPods: $12Smart watch: $12Airpod ku waxay wataan :1.charger cusub 2.waxay dab ka ku haynayaa...
06/05/2024

%
Airpods iyo smart watch:
AirPods: $12
Smart watch: $12

Airpod ku waxay wataan :
1.charger cusub
2.waxay dab ka ku haynayaan 4 maalmood.
3. Waxaad ka dabaysan kartaa mobile ka dan ka hadalka oo dhan power bank kooda.

Saacada waxay wadataa:
1. Hal suun
2. Waana la dabeeyaa
3. Mobile kaaga ayaa ku xidhiidhin karaysaa.
4. Call ka mobile kaaga soo gala ayaa ka arkaysaa.
5. Sawirkaaga ayaa shaashada soo saaran kartaa iyo waxyaalo kale oo badan oo halkan lagu xusi karin.

Macmiil hadaad u baahan tahay nagalasoo xidhiidh WhatsApp ka ama numbers ka hoos ku qoran.

WhatsApp: 638021937
0634335852 || 0659684130

Ale sanadkan cusub caafimaad iyo cibaado suuban haynagu gaadhsiiyo
31/12/2023

Ale sanadkan cusub caafimaad iyo cibaado suuban haynagu gaadhsiiyo

Address

Burco

Telephone

+252634288436

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garaad nour Abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Garaad nour Abdi:

Share