Sahal shiine nuur quluub

Sahal shiine nuur quluub Sahal shiine markO

21/09/2025

Dunida wa caynba cayn

Too Much availability, kills your value.
20/09/2025

Too Much availability, kills your value.

20/09/2025

Maxaad Kabadali Karta

20/09/2025

Listen Nobody` s Perfect

26/06/2025

" Cosob Iyo Dhuul Dog Laay
" CaleeN Ubax Ku TaaLiy0
" Kaym0 Ubax Curiyay

Sedaxda Noole ugu Halista Badan  ayaa sawirkaan ka MuuqdoLabo ka mid ah wey Dabar go'een Laakiin Mid ayaa Haray
20/06/2025

Sedaxda Noole ugu Halista Badan ayaa sawirkaan ka Muuqdo

Labo ka mid ah wey Dabar go'een

Laakiin Mid ayaa Haray

Macluumaadyada qaar ee si hoose saxaafada loo siiyey waxaa ay sheegayaan ''Maamulka Trump in uusan dagaal la geli doonin...
20/06/2025

Macluumaadyada qaar ee si hoose saxaafada loo siiyey waxaa ay sheegayaan ''Maamulka Trump in uusan dagaal la geli doonin Iraan, Bedelkeed in uu İsraa'iil siin doono noocyo hub oo u suurtagelin kara wax kasto oo ay rabto''.😂

TANI WAX U SHAQEYNAAYO MA AHA, JID DHEX AYUU RAADSANAYAA.

Dawladda Islaamiga ah ee Eeraan ayaa si adag uga soo hor jeedsatay in ay Wax wada hadal ah la gasho Maraykanka kadib mar...
20/06/2025

Dawladda Islaamiga ah ee Eeraan ayaa si adag uga soo hor jeedsatay in ay Wax wada hadal ah la gasho Maraykanka kadib markii Trump uu sheegay in uu Eeraan u qabanayo laba todobaad si ay wada hadal u qaataan hadii kale uu talaabo qaadayo.

Diidmada Eeraan ee wada hadalka Maraykanka ayaa kusoo beegmaysa xili midowga Yurub uu sheegay in Eeraan ay wada hadal la furaaan balse marka h**e ay Eeraan qodobadan sidooda u aqbasho
1:In ay Eeraan ogolaaro in hay'adda Qaramada Midoobay ee atoomikada, IAEA, ay dib shaqadeeda uga bilowdo Eeraan si ay ugu dhaqaaqdo hoos u dhigidda bacriminta uranium.

2:In Kormeerka lagu sameeyo howlaha gantaalaha ballistic-ga ee Iran.

3: Inay joojiso iran Maalgelinta kooxaha Ka jira gobolka sida Xuutiyiinta.

4:Sii daynta muwaadiniinta ajnabiga ah ee lagu hayo xabsiyada Iran

Haddii uu dagaalka aad u kululaado aniga waxaan iswaydinayaa CARUURTA BOQORADA CARABTA xaggee aadi doonaan? İleen waxaa ...
20/06/2025

Haddii uu dagaalka aad u kululaado aniga waxaan iswaydinayaa CARUURTA BOQORADA CARABTA xaggee aadi doonaan? İleen waxaa ay ahaayeen caruur dunida ka go'ay oo diyaarado qaas ah aduunka halka ay doonaan ku aadi jiray, Caruur keliya follow gareeya billionerada ayey ahaayeen, Oo sanad kasta goobaha ugu qaalisan dunida madaxda caruurtoodii timaado ku raaxeysto, Nolal ka baxsan qasri weligood ma aysan arag. Dadka shacabka sidda xaywaan in uu cuni rabbo oo kale ah ayaa looga cabsiyey in aan loo dhawaan karin. Way idin dilaayaan.

Dad xaq laga galay haddii ay jiraan waa caruurtaan😂 Sidda wiilashii billionerada safkoodii ku jiri jiray ee xilli dunida u shidneyd wiilashii Xusni Mubaraak ee xabsiga isku dhex arkay iyaga oo gacmaha ka xiran ayey noqon karaan, Ama sidda wiilkii uu dhalay khadaafi ee mucaraadka wadankaasi ay ku baashalaan ilaa iyo hadda FROM QASRI TO NOLAL MUCARAADKA WADANKA HAKUUGU BAASHAALO

Sida ay ku warrantay jariiradda Bloomberg; Sirdoonka Iiraan ayaa jabsaday qaar kamid ah kaamirooyinka dhismayaasha Telaa...
20/06/2025

Sida ay ku warrantay jariiradda Bloomberg; Sirdoonka Iiraan ayaa jabsaday qaar kamid ah kaamirooyinka dhismayaasha Telaabiib, iyaga oo toos ugala socday xogaha iyo xaaladaha, marka ay soo ridayaan gantaallada — Saraakiisha Israa|l ayaana dadkooda ku boorriyey in ay taxadar dheeri u yeeshaan kaamirooyinka ammaanka lana cusboonaysiiyo.

06/06/2025

Isku Day Inaad Duusho 🧚‍♂️ Hadad Duli Kari Waydo Orod 🏃

27/04/2025

AbwaaN Dheeg

Address

Saylada
Burco
0033

Telephone

+252636110975

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahal shiine nuur quluub posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share