Gaydhe Media

Gaydhe Media Wariye Xor ah. Gaydhe Media👈

نصف روحي أمي hidig goobe

03/06/2026
21/05/2026

Duuliyihii diyaarad dagaal oo nooca MiG-17. Ee iska diiday inuu .

Axmed Maxamed Xasan wuxuu ka tirsanaa ciidamadii cirka ee dowladdii h**e ee Soomaaliya, isagoo ahaa duuliye diyaaradaha dagaalka ah. Intii lagu jiray dagaalladii 1988, waxaa loo diray magaalada Hargeysa si uu uga qaybqaato hawlgalladii milatari ee halkaas ka socday.

Axmed Dheere wuxuu sheegay in lagu amray inuu duqeeyo magaalada, isagoo watay diyaarad dagaal oo nooca MiG-17 ah. Hase yeeshee, wuxuu diiday amarkaasi, isaga oo ka gaabsaday inuu shacabka waxyeelleeyo. Halkii uu duqayn fulin lahaa, wuxuu diyaaraddii ula baxsaday dalka Djibouti.

Go’aankaas ayaa loo arkay mid geesinimo iyo damiir leh, gaar ahaan marka la xasuusto dhibaatadii iyo burburkii weynaa ee ka dhacay Hargeysa sanadkii 1988.

🧠 “Maskaxda waxaa daaliya number-ka        adag… sirta guushu waa fudaydka!”  💸  : 350000📲 Number fudud, Waa nasiib Fudu...
21/05/2026

🧠 “Maskaxda waxaa daaliya number-ka
adag…
sirta guushu waa fudaydka!”


💸 : 350000
📲 Number fudud, Waa nasiib Fudud

21/05/2026

nin uyidhi intuu
Uyidhi Qarankiisa

Garyaqaan Guuleed Dafac intii uu socday

hadal-haynta aqoonsiga ay Israel siisay Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu ka mid ahaa dadka ugu muuqday fagaarayaasha difaaca qadiyadda Somaliland.
Dad badan ayaa qaba in dooddii, waraysiyadii iyo qoraalladii uu Guuleed jeediyey ay ka xoog badnaayeen kuwii ay soo bandhigeen qaar ka mid ah wasiirrada iyo masuuliyiinta xilalka haya ee xukuumadda

" Guuleed Dafacow Aqoonsiga ka hor baydh yuu ku jiidhine ".Somaliland 35 sanadood ayay Aduunyada In ay qanciso isku daya...
19/05/2026

" Guuleed Dafacow Aqoonsiga ka hor baydh yuu ku jiidhine ".

Somaliland 35 sanadood ayay Aduunyada In ay qanciso isku dayaysay kumana ay guulaysanin sababtoo ah dad inaga xoog roon ayaa qadiyadeenu ka socon wayday oo inaga soo horjeedey .

Taariikhda oo aynu ka sheekayno ,Dimuqraadiyad ,doorashooyin iyo xuquuq ayaanu leenahey way inaga socon wayday .

Shirkii midowga Afrika 2008 ee goob jooge nimo la inooga ogolaaday 9 wadan oo caraba oo Djibouti iyo masar hogaaminayaan ayaa inoo diiday .

Hawadii Somaliland in Mogadishu lagu wareejiyo Qadar ayaa maal gelisay Turkiguna wuu ka shaqeeyey .

Arrintii MOU waxaa hor istaagay Qadar iyo Turkiga oo xoog iyo xoolaba ku bixiyey .

Maanta Somaliland waxaa si wayn ula dagaalamaya Qadar, Turkiga iyo Masar oo iyana imika si wayn usoo tafa xaydatay .

Sidaas markey tahey Somaliland kaligeed ma istaagi karto , Aduunyada ma qancin karo hadii aynaan helin cid Aduunyada inoo qasabta oo inala shaqaysa .

Sidaas darteed arrinta aqoonsiga Somaliland gacan kulul ayaa lagu kaxaynayaaye ka hor baydh ka hor baydh aqoonsigu yuu ku jiidhine .

xildhibaan Guruje

Qudus waxay leedahay muhiimad weyn oo diini ah oo gaar ahaan muhiim u ah Muslimiinta. Waa magaalo barakeysan oo taariikh...
19/05/2026

Qudus waxay leedahay muhiimad weyn oo diini ah oo gaar ahaan muhiim u ah Muslimiinta. Waa magaalo barakeysan oo taariikh dheer ku leh Islaamka, waxaana ku yaalla Masjidka Al-Aqsa oo ah masaajidka saddexaad ee ugu fadliga badan Islaamka kadib Masjid al-Haram iyo Al-Masjid an-Nabawi.
Qudus sidoo kale waa calaamad mideysa Muslimiinta dunida oo dhan, sababtoo ah waxay xambaarsan tahay taariikh diimeed, dhaqan, iyo xusuus qoto dheer oo la xiriirta anbiyada Alle. Magaalada Jerusalem waxaa lagu xusuustaa safarkii Israa’ iyo Miicaajka ee Nabi Maxamed ﷺ, taas oo sii kordhisay qiimaha iyo karaamada ay ku leedahay quluubta Muslimiinta.

19/05/2026

Gaydhe Media

19/05/2026

Somaliland waa laf-dhabarta qarankeena; geesiyaal door weyn ka qaatay nabadda, horumarka iyo ilaalinta jiritaanka Somaliland. 💚🤍❤️

19/05/2026

احتفل عدد من أبناء فلسطين اليوم مع شعب Somaliland بذكرى 18 مايو، في مشهد يعكس روح الأخوة والتضامن والمحبة بين الشعبين 🇵🇸
يوم 18 مايو يمثل تاريخًا عظيمًا مليئًا بالنضال والعزة والكرامة لشعب Somaliland، وقد شارك الفلسطينيون هذه الفرحة بكل احترام وتقدير.
#18مايو

#فلسطين
#هرجيسا

Address

Burco
Istanbul

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gaydhe Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share