03/08/2026
“Madaxweynuhu intuu joogay mashiinada Dadka kelyaha loogu dhaqo ee Cusbitaalka Hargeysa Wuu kordhiyay.
Lakiin baahidi loo qabay may daboolin hadana wuxuu doonaya in la kordhiyo ka Hargeysa, ka Burco, ka Boorama iyo ka Ceerigabo oo aanu doonayno in si deg-deg ah looga aasaso.”
Wasiir Khadar Xuseen Cabdi.