Giriig media

Giriig media Journalist

29/10/2025

Fooxu wuxuu ka turjumayaa dhulka uduga ee Puntland

Dalxiisayaasha xeebta mareera

Muqdisho: Bajaaj neef geela sida
28/10/2025

Muqdisho: Bajaaj neef geela sida

‎Dad waynaa ku dhaqan deegaamada Gobolka saraar iyo magaala madaxda caynababa‎‎Waa lagu metelaa golayaasha kala duwan ee...
19/10/2025

‎Dad waynaa ku dhaqan deegaamada Gobolka saraar iyo magaala madaxda caynababa

‎Waa lagu metelaa golayaasha kala duwan ee qaranka

‎Dadkii ku metelayeyna weli meel ay dawlada isku seegeen oo ay leeyiin xukumadii waa na dhagaysan wayday
‎Maynu arag xitaa fariintaasi joog hooseba haku duushee.

‎Waxaan xasuustaa Xukumadii siilaanyo baa waxa mudaharaaday reer Gebilay

‎Madaxwayne siilaanyo alla hawnaxriiste wuxuu udiray wafti balaadhan oo Wasiiro hogaaminayaan

‎ku waas oo ahaa wasiiradii deeganka Gebilay kasoo jeeday hada tiradoodii ma xasuusto intay ahaayeen lkn dhowr wasiirbay ahaayeen iyo masuuliyiin kale oo Gobolka xukumadiisa ku metelayey

‎Wasiiradii Hawshii waa galeen hawlii reer Gebilay ka cabanayeena waa loo balan qaaday in sida ugu dhaqsiyaa badan wax Laga qabanayo

‎Mxaa dhacay intaa kadib

‎Waftidii markay Soo baqooshay oo ay abaarso marayaan welina hargisa Soo gaadhin Reer Gebilay mudaharaadkii halkiibay ka bilaabeen Kii h**e mid kadaranba🙆

‎Waxay noqotay in markale reer Gebilay iyo xukumadii siilaanyo wada hadlaan
‎Balan qaadyadii h**e loogu balan qaadayna loo kordhiyo si loo dejiyo bulshada Gobolka

‎Hadaba dadka falaqeeya siyaasada Somaliland gaar ahaan siyaasada gudaha ee dalka

‎Waxay ku tilmaaneen berigaa mudaharaadadaa reer Gebilay ee kala danbeeyey mudaharaadyo xeeladaysan

‎Taas oo ay ku tilmaaneen in xitaa wasiiradii loo diray dejinta hawsha ay qayb ka ahaayeen waxna ka ogaayeen mudaharaadka si reer Gebilay wax u helaan

‎Waxayna umuuqatay arin Laga midaysan yahay Shacab ahaan iyo masuuliyiin ahaanba.

‎Taas oo ahayd xeelad xukuumada wax loogasoo goynayey si looyidhaah dadka yagii waa kuwaas waxay ka cabanayaana waa adeegyo Bulsho xaqna waa uleeyiin

‎Hadaba waxaan la hubin in xukumadii siilaanyo wax udiiday reer Gebilay iyo masuuliyiinta xukumadiisa ku metelayey
‎Iyo inay diideen wixii xukumadu uqoondaysay oo ay doonayeen sad bursiinyo

‎Ugu danbayntii waxaan usoo jeedinayaa metelayaasha siyaasada Reer saraareeed ee golayaasha kala duwan ee qaranka

‎War hadii xukumadu baahiyaha gobolk idinla deal garaysay Dee inoo Soo qaada mashaariicda anaguna aanu dhulka mashaariicaa kala duwan Laga fulinayo sii diyaarino

‎Hadii laydin joojin waayeyna Dee nala Soo hadla aan Reer Gebilay nee😂

Q/Siyaasi Jamaal dhoble

Raysalwasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa martiqaad rasmi ah u soo diray Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaa...
13/10/2025

Raysalwasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa martiqaad rasmi ah u soo diray Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Cirro.

Madaxweynaha oo maanta soo laabtay ayaa Addis lagu wadaa inuu u safro.

Madaxweynaha iyo Raysalwasaaraha ayaa ka wada hadlaya danaha labbada Dal ee jaarka ah .

Wuxuu awoodi waayay inuu ka tago qabriga hooyadiisa oo Saacado ka hor halkan lagu aasay dhamaan dadkii la socday aaska w...
12/10/2025

Wuxuu awoodi waayay inuu ka tago qabriga hooyadiisa oo Saacado ka hor halkan lagu aasay dhamaan dadkii la socday aaska way laabteen balse wiilkan wuxuu ku celcelinayaa hooyo ma awoodo inaan cidladan kaga tago hooyo ma i maqleysaa!
Aan u duceyno marxuumada 🤲

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka degay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Raysal wasaaraha Itoo...
12/10/2025

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka degay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa soo dhaweeyay.

ADDIS ABABA.
12/10/2025

ADDIS ABABA.

Dowladda Soomaaliya ayaa muddo ka dib gudashay xulista Xildhibaannada dalka ku meteleya Baarlamanka Bulshada Bariga Afri...
11/10/2025

Dowladda Soomaaliya ayaa muddo ka dib gudashay xulista Xildhibaannada dalka ku meteleya Baarlamanka Bulshada Bariga Afrika — Haseyeeshee buuq & isqabqabsi badan ayaa ka taagan cidda noqoneysa, iyada oo lagu qaybsanayo hannaanka 4.5 ee Soomaalida.

Waxa aan ku suganahay Ceerigaabo oo nabad ah.Wasiirka Gaadiidka iyo mas’uulliyiin kale ayaa tegay hotel ay ku sugan yihi...
11/10/2025

Waxa aan ku suganahay Ceerigaabo oo nabad ah.
Wasiirka Gaadiidka iyo mas’uulliyiin kale ayaa tegay hotel ay ku sugan yihiin ehelada nin xalay Boolisku ku dileen magaalada si uu wadahal ula yeesho.

Muran yar oo kooban ayaa dhexmaray , mana jirto wasiir lagu afduubay magaalada Ceerigaabo.
Wasiir Cismaan Afgaab waxa uu hadda ku sugan yahay madaxtooyada Ceerigaabo.

Hassan Gallaydh
Ceerigaabo.

Ciidanka Booliska Somaliland Ayaa Xabsiga utaxaabay Qadan Qaran oo ka caan ah barta tiktok Iyo Fanaanada Hibaaq Gobaad
11/10/2025

Ciidanka Booliska Somaliland Ayaa Xabsiga utaxaabay Qadan Qaran oo ka caan ah barta tiktok Iyo Fanaanada Hibaaq Gobaad

"Saaka waxaa qaliin culis oo wajigii kowaad Ku galay dalka India  saaxibkey Xildhibaan Axmedkhaliif  isagoo isla maalmah...
11/10/2025

"Saaka waxaa qaliin culis oo wajigii kowaad Ku galay dalka India saaxibkey Xildhibaan Axmedkhaliif isagoo isla maalmaha soo socda mar kale gali doona qaliin wajiga labaad
Fadlan waxaan idinka codsanayaa inaad Usoo duceysaan in Alle Qaliinka u fududeeyo Saaxibkey insha allah."

Xildhibaan Siciid Cudhey, ayaa qoraalkan baahiyey.

Mudug waxaa Aano Qabiil loo dilay Hooyo uur leh.Dablay Hubaysan ayaa Hooyada ku dishay Miyiga degmada Towfiiq ee gobolka...
08/10/2025

Mudug waxaa Aano Qabiil loo dilay Hooyo uur leh.

Dablay Hubaysan ayaa Hooyada ku dishay Miyiga degmada Towfiiq ee gobolka Mudug, sida uu sheegay Guddoomiyaha degmada Towfiiq Dablayda ayaa Guriga ay kunoolaayeen Hooyada iyo Caruurteedu ka waayey Rag kadibna Hooyadii ayey Rasaas kufureen weyna dhimatay. Sida la sheegayna Uur ayey lahayd. Waxaa la dilay iyadoo la huruda Caruurteeda.

Address


Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00

Telephone

+252637443991

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Giriig media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Giriig media:

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share