Hubsiimo Media S/land

Hubsiimo Media S/land Quraan, Tafsiir, Taariikh, murti, iyo Warar

13/04/2025
12/04/2025

Nabad diid iyo munaafaqiinba cida ahi way cadahay ee xitaa shacabkoodii intay laayeen yidhi S/LAND dadkii afduubka laascanood lagu layn jiray ha noo keento iyagoo og wax walba laakiin ujeedku ahaa in shacabka la kiciyo hawshii iyo dagaalkii dhacayna sidaa loogu tala galay markaa midnimo doonow hadana munaafaqow beenta yaad u sheegi waa lagu ogyahaye, waxay u haystaan in degmada laascaanood ay somaliland ku khasbi karto wixii ay dhowr iyo sodon Sano u adkaysatay maantana la iskuma walaacayee waxba yaan laysku meeraysane degmada laascanod iyo degmoyinka yaryare kale sida taleex iyo degmada buuhodle haday Somalia wax idiinka goynayso la qabta because of what dhib mooyee waxba laydinkama fa,iidayo waxaan xaasidnimo iyo hagardaamo iyo wanjal ahayn iyo munaafaqad la idinkama helayo ee degmooyinkiina la meeraysta meelahaa

12/04/2025

GOLAHA WAKIILADA SOMALILAND AYAA LOO QAYBIYAY XEERKA SOCDAALKA MAANTA APRIL-12-2025

12/04/2025

ODAY REER AWDAL AH OO RUNTA U SHEEGAY REER MIDNIMO KU GABAD IYO LAASCAANOD KU GABAD

12/04/2025

ALXAMDULILLAAH BURCO IYO G/TOGDHEER OO MAANTA RAXMADII ILLAAHAY KA BILAABANTAY ALXAMDULILLAAHI RABUL CAALAMIIN

Address

Burao Highway Street
Burco
00252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hubsiimo Media S/land posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share