
19/03/2024
dhamaan reer sh.cismaan nuur dheere .waxay tacsi balaadhan u dirayaan dhamaan reer x.cali shire geerida ku timi marxuun chief caaqil maxamed x .cali shire oo ku geeriyooday isbitaalka guud ee burco dhamaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay samir iyo iimaan saadiqa ha ka siiyo marxuunkana Allah ha geeyo janatul fardowsa aclaa aamiin ayaa Allah