Abdirashiid Kayse

Abdirashiid Kayse U adeeg Diintaada & Bulshadaada Adigana Allah wuu kuu gargaariye garabkaaga wuu ahaane. I am Abdirashiid Kayse.

Maths Teacher || CEO OF SOM-SKILLS TRAINING CENTER | Reader |TRAINER | Public speaker.

Buugga "The First 20 Hours: How to Learn Anything... Fast" ee uu qoray Josh Kaufman wuxuu diiradda saarayaa sida qofku s...
15/06/2025

Buugga "The First 20 Hours: How to Learn Anything... Fast" ee uu qoray Josh Kaufman wuxuu diiradda saarayaa sida qofku si degdeg ah ugu baran karo xirfad cusub – isagoo u baahan kaliya 20 saacadood oo barasho ah ujeedo cadna leh (focused).

Josh Kaufman wuxuu meesha ka saarayaa fikradda ah in la baran karo xirfad cusub oo keliya haddii lagu bixiyo 10,000 saacadood (sida uu sheegay Malcolm Gladwell). Isaga oo taa beddelkeeda dhahaya:

❝Waxaad si fiican u baran kartaa xirfad cusub adiga oo kaliya ku bixiya 20 saacadood oo feejignaan iyo qorshe leh.❞

Fariinta Ugu Weyn ee uu dhiganahan bixinayo ayaa ah in aadan u baahnayn waqti badan si aad u barato xirfad cusub. Waxa aad u baahan tahay waa go'aan iyo qorshe.

Buugan hadaad akhriday Nala wadaag waxa aad ka faa’iiday!.

W/T: Cabdirashiid kayse

Nabad saaxiibayaal dhammaantiin.Halkan waxa aan jeclaystay in aan kugula wadaago shan mareegood (websites) oo aad si bil...
13/01/2024

Nabad saaxiibayaal dhammaantiin.

Halkan waxa aan jeclaystay in aan kugula wadaago shan mareegood (websites) oo aad si bilaasha (free) aad wax uga baran karto aqoontaadana aad ku kobcin karto. hadaba waa kuwan shanta mareegood:-

1. edX
Mareegta: https://www.edx.org/

2. Alison
Mareegta: https://alison.com/

3. Udacity
Mareegta: https://www.udacity.com/

4. Coursera
Mareegta: https://www.coursera.org/

5. yali network
Mareegta: https://www.yalieastafrica.org/

Shantan mareegood waa shan mareegood oo aad si bilaasha iyo si lacagaba aad wax uga baran karto aan rajaynayana in aad wax badan ka dheefi doonto.

walaal aad la jeceshahay horumarka.

Cabdirashiid Kayse Xasan

17/12/2023

Fikirkaaga nala wadaag.
31/08/2023

Fikirkaaga nala wadaag.

21/08/2023

Qiso kooban oo ku saabsan buugga "the art of war" Fanta Dagaalka.
Sh. Mustafe X.Ismaciil
Rashiid-Podcast

14/08/2023

Maalgashiga Bini'aadamka.
Sh. Mustafe X.ismaaciil.
Kani waa link YouTube keena Rashiid-Podcast kala soco barnaamijyo aad wax badan ka faa'idaysan doonto.
https://youtu.be/jC_Gnwmn2eQ

Marka aynnu wax akhrinayno ama aynnu wax akhriska bilaabayno waxa aynnu is waydiinaa oo maankeena ku waynaata waydiinta ...
30/07/2023

Marka aynnu wax akhrinayno ama aynnu wax akhriska bilaabayno waxa aynnu is waydiinaa oo maankeena ku waynaata waydiinta ah: Maxaan akhriyaa? Sidee ugu habboon oo aan ku bilaabi karaa?

Mawduucan ayaan kula wadaagi doonaaa.

Group kan kusoo biir si aad ula socoto barnaamijyada aan soo galiyo.
https://chat.whatsapp.com/FEDXmOpRzoM0ZMM6PwyXFt

Podcast

Address

Burco

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirashiid Kayse posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdirashiid Kayse:

Share

Category