Yaxye Naaji

Yaxye Naaji Waxaanu soo gudbina macluumaad muhiima iyo sheekooyin sida fariin Wanaagsan oo ku dhisan dhiirigallin , isbedel iyo dhiirigallin.

Waa noo muhiin inaad kamid noqoto Asxaabta nagu taxan Mahadsanid.

Macmiil Waxaanu sugnaaba Waa Adiga  Dalabkaaga !.
17/07/2025

Macmiil Waxaanu sugnaaba Waa Adiga Dalabkaaga !.

“Naqshadeyntu Waa Farshaxan – Naaji creative waxay kaala shaqaynaysaa inaad hesho naqshad qurux badan oo ka turjumaysa g...
15/07/2025

“Naqshadeyntu Waa Farshaxan – Naaji creative waxay kaala shaqaynaysaa inaad hesho naqshad qurux badan oo ka turjumaysa ganacsigaaga".

🎨 Naaji creative.

✅ Logo Design
✅ Poster & Banner
✅ Social Media Posts
✅ Business Cards
✅ Brochures & Profiles

💡 Hal-abuurnimo + Tayada ugu sarreysa
🕒 La heli karo 24/7
📍 Adeeg Online & Onsite

📞 Nala soo xiriir: [063-8855569]
📧 Email: Naaji [email protected].
📱 WhatsApp: [063-8855569]

"Every customer deserves honesty and quality service from us."Naaji Creatives .
25/06/2025

"Every customer deserves honesty and quality service from us."

Naaji Creatives .

Dhamaantiin alle haydinku guuleeyo natiijo wanaagsan oo anfac lehna haydin kala kulmiyo .Naaji creative.
21/06/2025

Dhamaantiin alle haydinku guuleeyo natiijo wanaagsan oo anfac lehna haydin kala kulmiyo .

Naaji creative.

"Maanta Dalbo Maanta ku iibso Shidaalka"Horn Petroleum👏
19/06/2025

"Maanta Dalbo
Maanta ku iibso Shidaalka"

Horn Petroleum👏

Naqshad kasta oo aad ka fikirayso waxaanu u badelaynaa Ficil  .
18/06/2025

Naqshad kasta oo aad ka fikirayso waxaanu u badelaynaa Ficil

.

Ganacsigaagu wuu kobcaa marka ay suuqgeyntu noqoto mid qorsheysan. Waxaan ku siineynaa adeegyo suuqgeyneed oo dhammeysti...
17/06/2025

Ganacsigaagu wuu kobcaa marka ay suuqgeyntu noqoto mid qorsheysan. Waxaan ku siineynaa adeegyo suuqgeyneed oo dhammeystiran kuna dhisan cilmibaaris, qorsheyn xeel dheer, iyo fulin leh natiijo la saadaalin karo.

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yaxye Naaji posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Yaxye Naaji:

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share