Xog Raadis Tv

Xog Raadis Tv Kala Soco Warar barnaamijyo Warbixin Sugan. Youtube ka Facebookga iyo Tiktok. Follow na Soo dheh
Mhadsanid.

14/01/2025

Deg deg: Boqor Buurmadow Oo Fashiliyey Shirka Ka Dhacay Laascaanood Oo Somaliland La Doonayo in Dagaal Lagu Soo Qaado…

14/01/2025

Deg deg: madaxweyne cirro oo tacsi diray...

14/01/2025

Hargeisa iyo Maayar mooge

13/01/2025

Madaxweyne Cirro Oo Magacaabis Sameeyey.

13/01/2025

Ninkaa Yaynaan La Murmin yaynaan La Doodin Xasan Sheekh Maxamud

11/01/2025

DEG DEG: Dad aan Degaan ku ahayn ayaa Nabadii Jiidali kusoo Duulay" Jiif Caaqil Aadan Jaamac.

Wali Cabdi Jaamac ayaa loo magacaabay Gudoomiye ku-xigeenka gobolka Maroodi-jeex Waa Gudoomiye ku-xigeenkii xisbiga Wadd...
11/01/2025

Wali Cabdi Jaamac ayaa loo magacaabay Gudoomiye ku-xigeenka gobolka Maroodi-jeex

Waa Gudoomiye ku-xigeenkii xisbiga Waddani ee gobolka Maroodij-eex

11/01/2025

War Ka Soo Kordhay Hooyadii La Dilaya.

10/01/2025

Hooyo Labadeedii Wiil Dileen.

Sidee U aragtaa In Astaantan Burco Loo Sameeyo?
10/01/2025

Sidee U aragtaa In Astaantan Burco Loo Sameeyo?

10/01/2025

Maayar Cusub Ee Degmada Gebilay

09/01/2025

Falanqeeye Basal Oo Falanqeeyey in aanay Jirin Qof Qof Ka. Wanaagsani Guurkana Loo Simanyahay

09/01/2025

Wuu ooyey

Dowlad degaanka Soomaalida gaar ahaan degmada Mooyaale waxaa caawa lagu arkay waxaan aad ujeedaan ee ololaya oo cirka ma...
09/01/2025

Dowlad degaanka Soomaalida gaar ahaan degmada Mooyaale waxaa caawa lagu arkay waxaan aad ujeedaan ee ololaya oo cirka marayey isagoo tiro badan intii dhaxaysay Makhribka iyo Cishaha.

Weli lama aqoonsan waxa uu yahay.

09/01/2025

Maanso lagu karbaashay Daaci Saalax, laguna amaanay haweenka ..Abwaan program.

Sharee Garee muuqaalka.

09/01/2025

Ciidanka booliska Oo War Soo Saaraya.

Address

Burco

Telephone

+252634221596

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xog Raadis Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xog Raadis Tv:

Share