Waxa kale oo aannu idin la wadaagi doonnaa maqaallo. Waxa kale oo aannu idin la wadaagi doonnaa maqaallo aanu u aragnay in ay ka qayb qaadan karaan koboca habfekerka ee bulshada iyo filimo aannu soo koobi doonno is la markaanna aannu qoraal uu beddeli doonno. Arrimo badan oo si weyn uu taabanaya Soomaalida iyo Geeska Afrika oo la xidhiidha siyaasadda, amniga, dhaqaalaha iyo arrimo bulsheed oo u ba
ahan in baadhitaanno la gu sameeyo si ummadda Soomaalida iyo dunida ba wax badan uga fahman hannaansocodka arrimahaas, waa na mid ka mid ah sababaha waaweyn ee waajibka naga ga dhigaya in aan sameyno shabakaddan oo isku dayi doonta in ay buuxiso kaalmahaas aaannu u aragnay inay bulshada ku bannaan yihiin. Wakhtigan casriga ah waa lagama-maarmaan in la helo warbaahin ku eegta, dhexdhexaadna ah oo lagu kalsoonaan karo, sameynna karta warbixino iyo baadhitaanno saxaafadeed oo madax bannaan kadib na ummadda la wadaagta. kaalintaas ayaa ay shabakaddan warbahineed ee Isirtime uu taagan tahay inay buuxiso. Isir Time is a media website that provides written and video reports on political, security, history, books and stories. We will also share with you articles that we believe can contribute to the growth of the community's thinking and films that we will summarize and then edit. Many issues that greatly affect Somalis and the Horn of Africa related to politics, security, economics and social issues that require research to be done so that the Somali people and the world can understand more about the process of these issues, is one of the main reasons that make it our duty to create this website that will try to fill the gaps that we have seen in society. In this modern era, it is essential to find a media that is objective, neutral and trustworthy, that can conduct independent reports and press investigations and then share them with the community. This is the role that the Isirtime news network is poised to fill.