Xamse Aar

Xamse Aar Nin muslima soomali sii ah.

21/12/2025
27/04/2023

Waa diyaar macmiil.

Follow garee fadlan
10/08/2022

Follow garee fadlan

Vehicle, aircraft and boat

21/01/2022

13 sanno ka dib.

27/08/2021

Horta qoladan cusub ee wakiiladu ma isku raaceen waxay madaxwaynaha ugu yeedhan hadhaw? Maantana waxaan maqlay mid leh huuno hablaha gashaantimaha ayaa lagu yidhaahdaye.

Iminka ma waxaad leedihiin nin kaga habooni ma jiro Gudoomiyaha kulmiye?
06/08/2021

Iminka ma waxaad leedihiin nin kaga habooni ma jiro Gudoomiyaha kulmiye?

Yaad ka garanaysaa?
23/07/2021

Yaad ka garanaysaa?

Xildhibaan malinti ugu horaysay Wakiilada u shaqo tagay mention dheh kuwi soo baxay kaad uga shakiday.
19/07/2021

Xildhibaan malinti ugu horaysay Wakiilada u shaqo tagay mention dheh kuwi soo baxay kaad uga shakiday.

01/07/2021

Intan ku jimcaysta oo sharax!
1,Midxin
2,Lammo
3,kalax
4,Solay
5,masalle
6,Baaquli
7,Baaqulle

22/06/2021

Maxay ku kala duwanyiin?
1,Olol
2,Reen
3,Cabaad
4,Dunuunuc
5,Dabsiin
6,Heeco
7,isla joog
8,Gulubi.
9,Hebed

Address

Hodan Qaylo
Burco

Telephone

+252634363306

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xamse Aar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xamse Aar:

Shortcuts

Share

Category