Buulo Mareer Media

Buulo Mareer Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Buulo Mareer Media, Media/News Company, Buulo Mareer.

๐„๐ฅ ๐‚๐ฅ๐šฬ๐ฌ๐ข๐œ๐จ-๐ ๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฌ๐ข๐ง๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐›๐š๐๐š๐ง ๐ญ๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐๐š ๐ค๐ฎ๐›๐š๐๐๐š ๐œ๐š๐ ๐ญ๐š.Kulanka El Clรกsico waxaa la ciyaaray ๐Ÿ๐Ÿ”๐Ÿ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง oo rasmi ah, R...
26/10/2025

๐„๐ฅ ๐‚๐ฅ๐šฬ๐ฌ๐ข๐œ๐จ-๐ ๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฌ๐ข๐ง๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐›๐š๐๐š๐ง ๐ญ๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐๐š ๐ค๐ฎ๐›๐š๐๐๐š ๐œ๐š๐ ๐ญ๐š.

Kulanka El Clรกsico waxaa la ciyaaray ๐Ÿ๐Ÿ”๐Ÿ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง oo rasmi ah, Real Madrid waxa ay badisay ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ“ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง, halka Barcelona ay badisay ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ’ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง, iyadoo la diiwaangeliyay ๐Ÿ“๐Ÿ ๐›๐š๐ซ๐›๐š๐ซ๐จ iyo farqi goolal yar oo u janjeera dhanka Real Madrid (440 Gool Realโ€“ 435 Gool Barca).

Haddii Barcelona ay badiso kulanka maanta ka dhici doona garoonka ๐’๐š๐ง๐ญ๐ข๐š๐ ๐จ ๐๐ž๐ซ๐ง๐š๐›๐žฬ๐ฎ, waxay la sinmi doontaa Real Madrid marka la eego tirada guulaha ee kulamada rasmiga ah.

Laakiin marka xisaabta lagu daro kulamada saaxiibtinimo ee dhexmaray labadan kooxood, waxaa guulo badnaanaysa Kooxda Barcelona.

Kulanka soo socda ee El Clรกsico wuxuu noqon doonaa kulankii ๐Ÿ‘๐ŸŽ๐ŸŽ-๐š๐š๐ ee taariikhda labadan kooxood dhex mara, iyadoo guud ahaan ay Barcelona leedahay ๐Ÿ๐Ÿ‘๐Ÿ• ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ, halka Real Madrid ay leedahay ๐Ÿ๐Ÿ๐ŸŽ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ.

Hadabo, taagere sadaali kulanka adag ee maanta Barcelona vs Real Madrid.

1: Xidigee dhalin doona Goolka koowaad?
2: Ciyaartu imisay ku dhamaan doonta?

Buulo Mareer Media

24/10/2025

Muuqaalka Jimcaha ee Magaalada Allow noo barkeeyo inoogana dhig mid amni badan.

Buulo Mareer Media

22/10/2025

Maamulka Degmada Kuntuwaareey oo Ku Baaqay Horumarinta Dugsiyada Waxbarasho iyo Dhammeystirka Baahiyaha ka Jira Buula-Mareer.

Waa muhim in Shacabka iyo ganacsatada deganka ay maalgeliyal Gobaha waxbaro si beri loohelo jiil tayo leh isku tashi iyo isku dubni in lamujiya mesha k**a marno!!
ยฉ๏ธ Aweys muumin Hassan
Buulo Mareer Media

20/10/2025

Waa xili habeen ah Magaalada oo laga hirgeliyay nalal cadceed ku shaqeeya oo lagu rakibay waddooyinka waaweyn, si Magaalada bilicleedda loo dareemo.

Iftiinka nalalkaan ayaa qeyb weyn ka qaadan doono amniga iyo isku socodka shacabka xiliga habeenkii waxaa Ilaahay ka barineynaa in uu Magaalada inooga dhigo middii amnigeeda lagu noolaado Laguna raxeyto habeen iyo maalinba.

Buulo Mareer Media ๐Ÿ’ก

15/10/2025

Faahfaahin qaraxii maanta ee Magaalada:

Maanta Magaalada ka dhacay qarax xoogan qaraxaas ayaa ka dhacay dhanka maqaayada Caasha Moryan gaar ahaan agagaarka Dr. Haaji Ikar.

Qarax maanta dhacey ayaa wax khasaaro ah uusan gaarsiinin shacabka deegaanka, balse waa dhacdo naxdin leh oo cabsi iyo murugo ku abuurtay guud ahaan shacabka Magaalada.

Maalmo ka hor ayay ehayd qarax noocaani oo kale oo Magaalada ka dhacey asagoo geestay khasaaro dhimasho iyo dhaabac, ilaa iyo hada ma jiro shaqsi maamulka ka mid ah oo ka hadley qaraxyadda ka soo badaneya Magaalada oo walibo ay dhaceyaan maalinta Arbacda oo ah maalinta keliya ee shacabka sida tooska ah ay u ganacsadaan.

Waxaan Ilaahay ka baryeynaa inuu magaalada nabad waarta ku mannaysto, kana dhowro qaraxyadda noocaani oo kale ah.

Buulo Mareer Media

Dhammaan bahda Buulo Mareer Media waxaa halkaan tacsi tiiraanyo leh ay uga direyaan, Allah ha u naxriistee Aboowe Xasano...
12/10/2025

Dhammaan bahda Buulo Mareer Media waxaa halkaan tacsi tiiraanyo leh ay uga direyaan, Allah ha u naxriistee Aboowe Xasanoow Familkiisa iyo qaraabadiisa oo maalintii shaley uu ku geeriyooday Magaalada qabrigiisa Alle ha uwaasiciyo janatul furdoowso Ilaahay haku waraabiyo aamin.

Buulo Mareer Media

08/10/2025

Abdisamad waxa uu ka mid yahay Dhalinyarada Magaalada ku soo barbaarey oo hada Magaalada Mugdisho u jooga waxbarsho, Abdisamad waxa uu si qiiro leh uga hadley guud ahaan noloshiisa asagoo hada ah wiil awoon oo Hooyo iyo Aabbe aysan u nooleyn.

Walal Hooyo iyo Aabbe Allah ha u naxriisto, adiguna waxa aan ku rajeyneynaa nolol hormar leh.

Buulo Mareer Media

01/10/2025

Waxaa maanta qarax ka dhacay Magaalada laakin Xaalidda Magaalada ayaa hada ah mid dagan oo sideedii horey ku soo laabatey.

Degmada qoryooley oo markale dib uga curtey dagaal beleed oo qasaaro badan geystey!!Saaka rer qoryoley waxay kuwa barist...
21/09/2025

Degmada qoryooley oo markale dib uga curtey dagaal beleed oo qasaaro badan geystey!!
Saaka rer qoryoley waxay kuwa baristen dagaal beled udhexeya laba beel oo wada dega degmada qasaraha ilaa hada laso warinaya ayaa garaya 3 dhimasho oo labada dhinac aha.
Gebi ahan waxa istagey iskusocodka dadka iyo ganacsiga.

19/09/2025

Madaxweyne Hassan Sheikh oo si kulul u jaftey mid ka mid ah Gabadhaha TikTok ugu caansan.

Muqalkaan inta aad daawaneysid ha qoslin ๐Ÿ˜„

18/09/2025

Mad Jinni oo ka cabbanaayo dadka qora kaararka, dadka dan yarta ah ee ku nool Magaalada, si loogu soo diro lacaggaha Hay'adaha mucaawino ahaan ugu tallo gashey.!

Hadii aad ku nooshahay Buulo Mareer waligaa maka midnoqotey dadka lacagtaasi loo soo direy?

Buulo Mareer Media

18/09/2025

Qooysas dan yar ah oo cunto ka doortay waxbarsho:

Maxamed Aweys Maxamed ( Aw-Gomme) waa shaqsi ka soo jeedda Magaalada, Aw Gomme wax uu sameeyay arin wanaagsan oo u baahan in lagu deydo 150, caruur ayaa maanta sabab u noqdey in ay hellaan waxbarsho.

Address

Buulo Mareer

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Buulo Mareer Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share