Darban Radio

Darban Radio Darban Radio Isha wararka Iyo warbixinoyinka .

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamu...
06/08/2022

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeer shaqo ku tagay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ku adkeeyey hirgelinta, horumarinta iyo ilaalinta shuruucda dalka si ay tusaale wanaagsan ugu noqdaan bulshada Soomaaliyeed.

“Xuukamadaani waxay noqon doontaa Dan Qaran” Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre.
02/08/2022

“Xuukamadaani waxay noqon doontaa Dan Qaran” Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre.

Address

Ceelgaabta
Buulobarde

Telephone

+252617222869

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Darban Radio posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Darban Radio:

Share

Category