Asad Mohammed AM

Asad Mohammed AM احسب نفسك قبل ان تحاسب

24/10/2025

Macallinka kooxda Suuqa Xoolaha iyo Dareenkiisa Ku Aadan Rajada uu ka Leeyahay Koobka Maanta Final-kiisu La Ciyaarayo...

20/10/2025

Ardeyda Iskuulka Ayuub sheikhey school مدرسة أيوب شيخي Ayaa Soo Dhoweeyen Team Awooy lutey geedow Oo ah Dhalinyaro Magac Ku Leh Baraha-bulshada Deegaannada Koonfur Galbeed...

20/10/2025

Quruxda Gabdhaha Ardeyda Ee Ayuub sheikhey school مدرسة أيوب شيخي Gabdhahaa Raxweyn Qurux Asturan Waa U Astaan Buur-Hakaba, Ee Gobolka Bay..

20/10/2025

1500$ Ayaa Marayaa Hasha Geeliga Ah.
Adi Ahaanta Maka Bixin Laheyd Intaas Lacag La Eeg...

19/10/2025

Waxaa Maanta Degmada Buur-Hakaba Soo Gaarey Team Awooy lutey geedow Ayaa Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Nabada Ee Hakaba.

17/10/2025

Degmada Buur-Hakaba Galabtan Waxaa Laga Soo Bandhigey Buugga La Magac Baxay ( SHAASHADDA & TARBIYADA ) Buuggaan Ayaa Noqdey Buuggii Ugu Horeeyey Laga So Bandhigo Degmada Buur-Hakaba Qoraaga Buugga Waa AL USTAAD MAXAMED AADAN CALI (MASHQUUL )

16/10/2025

Bal Ka Waran Haddii Jacaylkaaga Qof Kale Ku Walacdo Adi Ahaanta Maxaa Sameyn Laheyd... see more

16/10/2025

Abwaan Khaliifa iyo Heestii Hakaba Banaanshee..

14/10/2025

Magaaladii Ilbaxnimada Buur-Hakaba...

12/10/2025

Degmada Buur-Hakaba Waxaa Muuqada Horumar Aad U Wayn Oo Dhan Walba Ah Khaasatan Wadooyinka Isku Xirka Xaafadaha Degmada.

Deegaan Hormarey Iyo Dad U Heelan...

09/10/2025

Buurtaan Magacee Loo Yaqaana...

07/10/2025

Airport Lani Dhisii....

Address

Buurhakaba

Telephone

+252613250635

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asad Mohammed AM posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Asad Mohammed AM:

Share