Musdhafa

Musdhafa Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Musdhafa, Digital creator, Somali, Cabuud Waaq.

Labada daarood mid aada aamus dadka Somaliyeed ma rabaane.
28/12/2025

Labada daarood mid aada aamus dadka Somaliyeed ma rabaane.

28/12/2025
28/12/2025
28/12/2025

Walaalow.....

Musharax madaxwayne mudane saacid faarax shirdoon ayaa gaaray caasimada galmudug ee dhuusamareeb halkaas oo si diiran lo...
27/12/2025

Musharax madaxwayne mudane saacid faarax shirdoon ayaa gaaray caasimada galmudug ee dhuusamareeb halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyey.

"madaxtooyada DDS. calanka ethiopia iyo midka soomaaliya iyo kan deegaankaLakala tag mid calanka kufaana iyo mid ka cara...
27/12/2025

"madaxtooyada DDS. calanka ethiopia iyo midka soomaaliya iyo kan deegaanka

Lakala tag mid calanka kufaana iyo mid ka carara.

MW Xassan Sh ayaa la hadlay hoggaamiyayaasha πŸ‡°πŸ‡ͺ,πŸ‡ΊπŸ‡¬,πŸ‡ΉπŸ‡Ώ & πŸ‡©πŸ‡―
27/12/2025

MW Xassan Sh ayaa la hadlay hoggaamiyayaasha πŸ‡°πŸ‡ͺ,πŸ‡ΊπŸ‡¬,πŸ‡ΉπŸ‡Ώ & πŸ‡©πŸ‡―

Dowladda Falastiin oo taageertay Soomaaliya, iyagoo kasoo horjeestay Aqoonsiga Israa11L ay siiyay Somaliland. Falastiin ...
27/12/2025

Dowladda Falastiin oo taageertay Soomaaliya, iyagoo kasoo horjeestay Aqoonsiga Israa11L ay siiyay Somaliland.

Falastiin ayaa sheegatay in tallaabadani ay qayb ka tahay isku dayada awoodda gumeysigu ay hoos ugu dhigeyso nabadgalyada iyo amniga caalmiga ah.

Dowlada qadar ee ayaa kasoo horjeesatay aqoonsi Somaliland .
27/12/2025

Dowlada qadar ee ayaa kasoo horjeesatay aqoonsi Somaliland .

27/12/2025

Madaxwyahu xalay ma seexan siduu hadba dal ula hadlayey.

Address

Somali
Cabuud Waaq

Telephone

+252684020695

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Musdhafa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share