Tawakal Primary and Secondary School 2007

Tawakal Primary and Secondary School 2007 Education secretary Education
(3)

Waxaan guul noogu Soo dhamaaday imtixaanka teeramka 1aad 2025-2026Waxaa galnay Fasaxa 20 maalmood ee dugsiga dhamman mac...
13/01/2026

Waxaan guul noogu Soo dhamaaday imtixaanka teeramka 1aad 2025-2026
Waxaa galnay Fasaxa 20 maalmood ee dugsiga dhamman macalimiinta, ardayda, shaqalaha, waxaan leenahay guulaysta nasasho wanaagsan

Jadwalka teeramka 1aad 2025-2026
04/01/2026

Jadwalka teeramka 1aad 2025-2026

01/01/2026
HAMBALYO XAAFADDA AMAANO ๐ŸŽ‰Maamulka, macallimiinta iyo ardayda Dugsiga Tawakal  waxay hambalyo u dirayaan Xaafadda Amaano...
24/12/2025

HAMBALYO XAAFADDA AMAANO ๐ŸŽ‰

Maamulka, macallimiinta iyo ardayda Dugsiga Tawakal waxay hambalyo u dirayaan Xaafadda Amaano oo ku guuleysatay Koobka Kubadda Cagta ee Xaafadaha Degmada Caabudwaaq.

Guulaysta goobtii walbaba.

ุฅู†ูŽู‘ุง ู„ูู„ูŽู‘ู‡ู ูˆูŽุฅูู†ูŽู‘ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†TACSI TIIRAANYO LEH Waxa taci tiiraanyo leh udiraynaa ehelkii iyo qoyskii ay ka baxday...
24/11/2025

ุฅู†ูŽู‘ุง ู„ูู„ูŽู‘ู‡ู ูˆูŽุฅูู†ูŽู‘ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†
TACSI TIIRAANYO LEH

Waxa taci tiiraanyo leh udiraynaa ehelkii iyo qoyskii ay ka baxday Marxuumad Luul Hassan Ali oo kamid ahayd waalidiinta ilmaheeda iskuulka udhigtaan ahaydna waalid qiimo badan, afgaaban, ilaahay waxaan uwaydiinaynaa inuu Jano-fardawsa ku cazuumo Marti la jecel yahyna ka dhigo Awlaadii iyo ehelkiina samir iyo iimaan ka siiyo aamiin

23-11-2025

FAAFIN DEG-DEG AH Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda, waalidiinta iyo shaqaalaha Iskuulka Tawakal in maalinta berri ...
23/11/2025

FAAFIN DEG-DEG AH

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda, waalidiinta iyo shaqaalaha Iskuulka Tawakal in maalinta berri oo Isniin ah uu iskuulka fasax yahay, iyadoo la tixgelinayo munaasabadda qiimaha badan ee Maalinta Macalinka Soomaaliyeed.

Macallimiintu waa iftiinka bulshada, manaanka aqoonta, iyo kuwa hagta jiilka berri. Waxaan u rajaynaynaa dhamaan macallimiinta Soomaaliyeed guul, sharaf iyo horumar.

Daraasadda waxay dib u bilaaban doontaa maalinta Talaadada ah, 25 November.

Fadlan la wadaag ardayda kale

๐ŸŽ‰ Happy Teachers' Day! 21 November Maalinta Macalinka Soomaaliyeed     "
22/11/2025

๐ŸŽ‰ Happy Teachers' Day!
21 November Maalinta Macalinka Soomaaliyeed
"

Hanbalyo maalinta calanka soomaaliyeed waa maalin qiimo badan oo astaan ugaar ah yeesheen ummada soomaliyeed
11/10/2025

Hanbalyo maalinta calanka soomaaliyeed waa maalin qiimo badan oo astaan ugaar ah yeesheen ummada soomaliyeed

17/09/2025

I got over 50 reactions on my posts last week! Thanks everyone for your support! ๐ŸŽ‰

XAFLADA MOWLIIDKA NABIGA SCW IYO ARDAYDA KAALMAHA H**E IMTIXAANKA 2024-2025Waxaa maanta xarunta dugsiga Tawakal primary ...
13/09/2025

XAFLADA MOWLIIDKA NABIGA SCW IYO ARDAYDA KAALMAHA H**E IMTIXAANKA 2024-2025

Waxaa maanta xarunta dugsiga Tawakal primary and secondary school nooga qabsoomay xaflada mowliidka nabiga scw iyo abaalmarinta ardayda kaalmaha h**e ka gasahay imtixaanka dugsigu qaaday sanad-dugsiyรฉedka 2024-2025 waxaa xaflada ka Soo qayb galay waalidiin, arday, maamulka iyo macalimiinta dugsiga waxaan dhamman ardayda urajaynaya guulo badan oo is xig-xiga insha allah

๐–๐€๐‘-๐’๐€๐—๐€๐€๐…๐€๐ƒ๐„๐„๐ƒWasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee dowladda Galmudug, iyada oo gudaneysa waajibaadkee...
25/08/2025

๐–๐€๐‘-๐’๐€๐—๐€๐€๐…๐€๐ƒ๐„๐„๐ƒ

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee dowladda Galmudug, iyada oo gudaneysa waajibaadkeeda shaqo ee ku aadan adeegidda Bulshada Galmudug, waxaa sharaf weyn u ah in maanta oo ku beegan ๐™„๐™จ๐™ฃ๐™ž๐™ž๐™ฃ, ๐Ÿ๐Ÿ“๐™ ๐™– ๐˜ผ๐™œ๐™ค๐™ค๐™จ๐™ฉ๐™ค, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“, aan soo ๐™จ๐™๐™–๐™๐™–๐™–๐™™๐™ž๐™œ๐™– ๐™š๐™š ๐™›๐™–๐™จ๐™–๐™ก๐™ ๐™– ๐Ÿ–๐™–๐™–๐™™ ๐™จ๐™–๐™ฃ๐™ฃ๐™–๐™™ ๐™™๐™ช๐™œ๐™จ๐™ž๐™ฎ๐™š๐™š๐™™๐™ ๐™– ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ kaas oo ay wasaaraddu qaaday sannadkii 7aad.


-DHAMMAAD-

Xafiiska Warfaafinta - Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlad Goboleedka Galmudug.

https://www.tiktok.com/

https://x.com/MoECHEGalmudug

Address

Cabuud Waaq

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tawakal Primary and Secondary School 2007 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tawakal Primary and Secondary School 2007:

Shortcuts

Share