Codka galgaduud

Codka galgaduud =LASAXIB=🤝🤝

KASOOWARAMAHA 🗿📞

DHUUSAMAREB🌆

IYO INTA KUXEERAN🌏

Permanently closed.
munaasabadan lagu xusayay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda iyo Soo Kabashada, taasoo qayb ka ah dadaallada Ururku uu ugu...
23/09/2025

munaasabadan lagu xusayay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda iyo Soo Kabashada, taasoo qayb ka ah dadaallada Ururku uu ugu jiro xoojinta nabadda, wacyigelinta bulshada iyo daryeelka deegaanka.

Munaasabaddan ayaa isu keentay qaybaha kala Duwan ee bulshada, oo ay ka mid yihiin Dhalinyaro, haween, odayaal dhaqameed, Culimo, iyo xubno ka tirsan bulshada rayidka ah. Waxaa la is weydaarsaday fikrado iyo dood furan oo la xiriira muhiimadda nabadda waarta, kaalinta bulshada ee xallinta khilaafaadka, iyo la qabsiga isbeddelka cimilada.

Dhalinyarada iyo carruurta ayaa si gaar ah u muujiyay doorkooda, iyaga oo soo bandhigay fariimo nabadeed oo xambaarsanaa rajadooda ku aaddan joojinta colaadaha iyo horumarinta mustaqbal deggan oo caddaalad ku dhisan.

Intii ay socotay xafladda, odayaasha dhaqanka iyo hoggaamiyeyaasha bulshada ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda wadajirka bulshada iyo mas’uuliyadda qof walba uu leeyahay marka Laga hadlayo nabadeynta iyo ilaalinta deegaanka. Waxaa la isla gartay in nabad waarta iyo deegaanka nadiifka ah ay yihiin laba arrimood oo is xoojiya.

Ugu dambeyn, PCF Somalia waxay mar kale caddeysay sida ay uga go’an tahay in ay dhalinyarada ku hoggaamiso jihada nabadda iyo la tacaalida isbeddelka cimilada, iyadoo dhiirrigelineysa ka-qaybgal bulsho oo firfircoon iyo wada shaqeyn joogto ah.

Address

Cadaado

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Codka galgaduud posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Codka galgaduud:

Share