Mumin - cumar .

Mumin - cumar . اللهم صل ❣علي المصطفي💝 نيّنا محمد💖عليه السّلام💘مرحبا بك❣ يا رسول الله 💖

29/06/2025
08/04/2025

Sheekh Shaakir"Qofkii hadlaayo ha iska hadlo waxaan leeyahay dowlada ha u joojinina dadka iska hadlaayo ee qabta doorasho Qof iyo Cod ah sidokale wada dagaalka AS".

Hawlgal barakeysan oo ay fuliyen mujahidinta degmada baxdo  oo kadhacay magalada Camaro aya lagu qarijiyey amiro katirsa...
11/01/2025

Hawlgal barakeysan oo ay fuliyen mujahidinta degmada baxdo oo kadhacay magalada Camaro aya lagu qarijiyey amiro katirsan khwarijta alshabab inta laxaqijiyey 3 amiir aya kugeriyotey hawlgalkan tira kalana way kudhawacmen

Geeridu waa xaq balse sanadki dhamaaday waxaa kubaxay 3 kamid ah culumada ahlu suna waljamaca kuwoodi ugu waawayna diint...
01/01/2025

Geeridu waa xaq balse sanadki dhamaaday waxaa kubaxay 3 kamid ah culumada ahlu suna waljamaca kuwoodi ugu waawayna diinta islaamkana usoo adeegay in badan umada somaliyed dhexdodana mizaan wayn kulahaa Allah unaxariisto geerida culumadu waa musiibo samir ubaahan ee ilahay sanadkan hanoo wanaajiyo

31/12/2024

Cidamad ahlusuna waljaamaca
Ee kahawlgala degmada baxdo
iyo deganada yimada runti waa cidan
Aad utayeysan oo khawarijta ladagalankeda sifican uyaqan

Kooxda khawaarijta ah oo isku dayday inay weerar gaadmo ah ku soo qadaan ciidamada xogga dalka daraawiishta galmudug iyo...
24/01/2024

Kooxda khawaarijta ah oo isku dayday inay weerar gaadmo ah ku soo qadaan ciidamada xogga dalka daraawiishta galmudug iyo ciidamada difaaca degaanka ee ku sugan caad ayaa fashiliyey weerarkaas khawaarijta

Koox kamida kuwii weerarka soo qaaday ayaa ku go,doonsan gudaha Magaalada caad.

Ciidamada ayaana wada siday ku soo afjari lahaayeen kooxdas khawaarijta ah.

20/01/2023Maantoo kale hal sano ka hor waxa dunidaan nagu cidleeyey walaal iyo saaxib bulshadaan in asagoo kale laga hel...
20/01/2024

20/01/2023
Maantoo kale hal sano ka hor waxa dunidaan nagu cidleeyey walaal iyo saaxib bulshadaan in asagoo kale laga helaa ay adagtahay
Wuxuu dhiiri geliye ku sifeysan aqlaaq iyo dadnimo
Wuxuu geesi naftiisa uhuray in maalin uun umada soomaaliyeed ay ka baxdo dhibka iyo fekerada gurracan ee dibada lagasoo waarideey
Wuxuu alle sabxaanahu watacaalaa oofsaday
Halsano ka hor walaalkeen Xasan maxamed cismaan (xasan tuurre)
Naxariistii janno allaha siiyee
اللهم اجعل قبره روضة من رياض الجنة

13/01/2024

"Suulnuuge u Barooran maynee waan u Aaraynaa" Waa Kulan Duco iyo Qu'aan Aqris ah oo Bulshada iyo Maamulka degmada wisil u sameeyeen Alle ha u naxariistee Shahiid Gaashaanle Cabdi Sheikh Maxamed Xasan (Suulnuuge) Amaanduulkii Guutada 18-aad ee Ciidamada Gorgor oo ku shahiiday Dagaal ka Dhacay Degaanka Cabdi Dhaabbe ee Galbeedka Caad.

Shahiid Taliye Suulnuuge ayaa ahaa shaqsi ay jecelyihiin Ciidamada iyo Shacabka degaanada Koonfurta Mudug.

10/01/2024

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda awqaafta iyo Arrimaha Diinta Saalax Shariif Seyd Cali "Shacabka Soomaaliyeed Qof walba masuuliyad diini ah ayaa ka saaran in uu difaaco dalkiisa'.

DEG DEG; Gumar oo hoostaga Magalada Dabagalo ee konfurta Gobalka mudug ayey cagta mariyeen Macawisley Beesha Reer Xaaji ...
10/01/2024

DEG DEG; Gumar oo hoostaga Magalada Dabagalo ee konfurta Gobalka mudug ayey cagta mariyeen Macawisley Beesha Reer Xaaji Saleebaan

Hoyaad iyo harsimo waa udiideen khawaarij Ciidamada Culimada Degmada Baxdo oo uu hugaaminaayo Taliyo Xasan Daahir wax yar kadib Miliqo iyo Dabagolo filo

Address

Cadaado

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mumin - cumar . posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share