GARAS MEDIA

GARAS MEDIA Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from GARAS MEDIA, Cadaado.

Hadal yar iyo howl badan gudoomiye Farah Dirie Warsame shaqada uu kaqabtay degmada Cadaado maahan mid lagu soo koobi kar...
11/08/2026

Hadal yar iyo howl badan gudoomiye Farah Dirie Warsame shaqada uu kaqabtay degmada Cadaado maahan mid lagu soo koobi karo halkaan.

Dadka iska indha tiraya hormarka degmada Cadaado usheega inaan loo joojeen.

Lacag kasta sooqaata qorax sacabo laguma aadin karo ✌️

Ra'iizul wasaare Xamse abdi bare ayaa weerar afka ah ku Qaaday beesha calamka.Waa geesinimo in shisheeyaha la iska celsh...
11/08/2026

Ra'iizul wasaare Xamse abdi bare ayaa weerar afka ah ku Qaaday beesha calamka.

Waa geesinimo in shisheeyaha la iska celsho oon loo muujin dabacsanaan guuleso Ra'iizul wasaare 🫡

Hambalyo hambalyo Afayeenka dhalinyarada beesha heysow Afayeen Farxaan Nuur ...
10/08/2026

Hambalyo hambalyo Afayeenka dhalinyarada beesha heysow Afayeen Farxaan Nuur ...

10/08/2026

Madaxweyne Ahmed Abdi Kaarie Qoor Qoor ayaa maalmaha soosocda ku soowajahan galmudug✌️

10/08/2026

Gudoomiyaha waxbarashada degmada xarardheere Abdulahi Axmed Arab

10/08/2026

Maantoo kalana madaxaa nafuran 🤸😂hambalyo gudoomiye

10/08/2026

Tag tiktok ga cawaale hotel oo ka faa'ideyso nasiibkaaga meeshaa rabto galmudug ka joog.

10/08/2026

Siyaasiga weyn bashiir macalin oo ka hadlay.

Baarlamaanka waxaa ku jira xilibaano katirsan mucaarada waxay leeyihiin waqtigii baarlamaanka wuu dhamaaday hadana waxay...
10/08/2026

Baarlamaanka waxaa ku jira xilibaano katirsan mucaarada waxay leeyihiin waqtigii baarlamaanka wuu dhamaaday hadana waxay wax ka dooranahayaan maanta madaxaa nafuran cajiib !

Sawiro: Dr Shaafici Cismaan Ugaas iyo marwadiisa Dr,s Ardo Xasan Muxumud oo meherkoodu Ka dhacay Degmada Godinlabe. Hanb...
09/08/2026

Sawiro:

Dr Shaafici Cismaan Ugaas iyo marwadiisa
Dr,s Ardo Xasan Muxumud oo meherkoodu
Ka dhacay Degmada Godinlabe. Hanbalyo
Isku waara,kala hela owlaad baariya.

Address

Cadaado

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GARAS MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share