Wararka Bariga Dhexe

Wararka Bariga Dhexe Kala soco wararka bariga dhexe
Page ka follow dheh like na saar

Dal daris la ah Soomaaliya oo dagaalka Iran uu saameeyay.
05/03/2026

Dal daris la ah Soomaaliya oo dagaalka Iran uu saameeyay.

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa caawa sheegay in dalkiisu uu joojiyey xidhiidhka ganacsi iyo dhamaanba macaami...
04/03/2026

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa caawa sheegay in dalkiisu uu joojiyey xidhiidhka ganacsi iyo dhamaanba macaamilkii uu la lahaa dalka Spain, kadib markii loo diiday in saldhigyada Spain loo adeegsado weerarada ka dhanka ah dalka Iran.

Waxa kaloo uu Madaxweyne Trump walaac ka muujiyey mawqifka Ingiriiska ee loogu diiday saldhigyadiisa iyo in diidmada Uk ee ah in aanay ka qaybgelin dagaalka Iran.

Waxaanu Madaxweyne Trump sheegay in arrintaasi saamayn weyn ku yeelanayso xidhiidhkii Maraykanka iyo Ingiriiska, waxaanu Trump iftiimiyey inay suurtogal tahay in la joojiyo xidhiidhkii ganacsiga Maraykanka iyo Uk.

Dagaalka Iran ayaa u muuqda inuu khilaaf culus ka dhex abuurayo Maraykanka iyo Yurub.

DEGDEG: Ma ogtahay in dad Soomaaliyeed ku go'doonsanyihiin Talaabiib?
03/03/2026

DEGDEG: Ma ogtahay in dad Soomaaliyeed ku go'doonsanyihiin Talaabiib?

03/03/2026
Ciidamada  Iiraan ayaa dhulka Soo dhigtay diyaaraddo aan duuliyaha lahayn oo laga lee yahay Israa’iil
03/03/2026

Ciidamada Iiraan ayaa dhulka Soo dhigtay diyaaraddo aan duuliyaha lahayn oo laga lee yahay Israa’iil

Address

Celbuur
Ceelbuur
252

Telephone

+252619999811

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wararka Bariga Dhexe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wararka Bariga Dhexe:

Share