Hashi Media

Hashi Media Wacaal, Warbixino iyo Barnaamijyo xiiso leh

19/09/2026

Madaxweyne Cirro Oo Capitol Hill Kulan Muhiim Ah Kula Yeeshay Senator Ted Cruz

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa Capitol Hill ee Washington kula kulmay Senator-ka Texas Ted Cruz, oo si weyn uga hadla qaddiyadda Somaliland gudaha Aqalka Senate-ka Maraykanka.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray aqoonsiga Somaliland, xoojinta xidhiidhka Somaliland iyo Maraykanka, amniga, dhaqaalaha iyo istiraatijiyadda Geeska Afrika iyo Badda Cas.

Kulankan ayaa imanaya xilli Somaliland ay Washington ka waddo dadaallo diblomaasiyadeed oo xooggan.

“Anigoo Somaliland xagjir ah, ayaa markii aan Xamar tagay waxyaabihii iga yaabiyay waxaa ka mid ahaa in laygu yidhi is d...
18/09/2026

“Anigoo Somaliland xagjir ah, ayaa markii aan Xamar tagay waxyaabihii iga yaabiyay waxaa ka mid ahaa in laygu yidhi is deji sheekh Madaxweyne Cirro iyo xukuumaddiisa annagaa dhisnay, haday dhinac dhaqaale tahay iyo haday noqoto dhinac walba. Dad looga qaateen ah ayaa igu yidhi. aad baan ula yaabay runtii.”

Nasiiba Sheekh Aadan Siiro

17/09/2026

Safarka Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro iyo wafdigiisa Washington wuxuu la xidhiidhaa danaha iyo qadiyadda Somaliland, waana waajib in aynu kaga falcelinno midnimo iyo isku-duubni qaran

17/09/2026

"Qofka Weftiga Madaxweynaha dacaayada ka fidinaya muwaadinimadiisa su'aal baa saaran..

Guddoomiyaha xisbiga Waddani Md Xirsi Cali X. Xasan

16/09/2026

Madaxweyne Cirro oo maalintii labaad Capitol Hill kula kulmay Xubno ka tirsan Congress-ka Maraykanka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maalintii labaad ee kulamad...
16/09/2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maalintii labaad ee kulamadiisa Capitol Hill ee Washington, D.C., kulanno gaar gaar ah la yeeshay Xildhibaan (Congressman) Brian Mast (R-Florida) oo ah
Guddoomiyaha (Chairman) Guddiga Arrimaha Dibadda ee Golaha Wakiillada ee Maraykanka iyo Senator Mike Rounds
(R-SD).

16/09/2026

‘’IsraIIL Waxay Rabtaa In Ay Soomaaliland U Dhisto Xidhiidh Diblumaasiyadeed Oo Xoogan Safarka Uu Madaxweynaha Ciro Ku Tagey Washington..

Aqoonyahan Muuse Hasan

16/09/2026

HIGHLIGHT: Shirweynaha Horumarinta ganacsatada yar-yar, kuwa dhexe iyo Iskaashatooyinka - 2026

16/09/2026

Suldaanka Guud ee Beesha Muuse Ismaaciil Galbeed Ayaa Beeniyay war
Uu faafiyey xisbiga Kaah.

15/09/2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Capitol Hill kula kulmay Xubno ka tirsan Congress-ka Maraykanka

Address

Street 7
Ceerigaabo

Opening Hours

Monday 10:00 - 22:00
Tuesday 10:00 - 22:00
Wednesday 10:00 - 17:00
Thursday 10:00 - 17:00
Friday 16:00 - 22:00
Saturday 10:00 - 22:00
Sunday 10:00 - 22:00

Telephone

+252634864200

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hashi Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hashi Media:

Shortcuts

Share