17/12/2024
Dagaal socday mudo 3saac oo udhexeeyay maamulka soomaliland iyo dadka degaan waxaan la ii xaqiijiyay in laga qabsaday maamulka soomaliland fariisimo ciidan dhawac iyo dhimasho ayaa jirta oo ka dhashay khasaaraha labada dhinacba
wixii ka soo kordha Arshe news