SAAD TV

SAAD TV ku soo biira page kaan asxaabta

06/10/2024

Anna daris soo damqaday baan ahaye yaan leyga tallo diidin, Rabbi ul iyo diirkeed haka dhigo dir iyo daarood,e.

Abwaan Cali shan iyo toban oo gabay saameyn leh ka tiriyey gogosha nabadeed ee deegaanka Olol.

03/10/2024

Xaaladda guud ahaan ee dalka waa mid qasan gaar ahaan dowlad goboleedka galmudug

03/10/2024

Bismilaah war waxan fulaynimo waa dhaaftay 🤣 haday soomalia joogi lahaayeen gabdhaha yar yar baa qoryaha ka furan lahaa 🤣🤣

02/10/2024

Sheekh Cabdixafiid Macalin Nuur oo ah Sheekhul baladka deegaanka mareergur ee gobolka Galguduud ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalaya aagga deegaanka laandheere ee waqooyiga gobolka Galguduud


SAAD TV

09/04/2024

Waxa la weydiiyay sheeg caasimada yahuuda wuxuu ku jawaabay ....seemore

05/11/2023

Ducada deynta Sheekh Saalax

04/11/2023

Ducada walaalaha reer Falastiin aamiin dhaha dhammaantiin🤲🤲🤲🤲

11/10/2023

Qudbo Siro Waa Maxaya
Fadiilatu Sheikh Saalax Macalin Cabdullaahi

02/10/2023

4taan Sifo Iska Ilaali

30/09/2023

Dadka_Kan_Ugu_Dambiga_Badan_Waa_Kan_Ugu_

Hadalka_Badan.

Sheekh Saalax macalin cabdullaahi AllAh caafiyo

sheekha

Sawiro   Xafladii Mawliidka nabigeyna scw scw scw Waxaa maantay Lagu Qabtay Xaflad Mawliidka Madarasada Macalin Abdinuur...
25/09/2023

Sawiro Xafladii Mawliidka nabigeyna scw scw scw
Waxaa maantay Lagu Qabtay Xaflad Mawliidka
Madarasada Macalin Abdinuur Bashiir
Oo ka mida ah furucda Madarasada daarul culuum = مَدَرَسَةُادَاْرُاْلُعُلٌوْم
Xafalad ayaa lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada gaar ahaan
Xaafada Horseed Ee Magaalada Duusamareeb
Xafladaan Waxaa Soo Abaabulay Macalinka Madarasada Macalim Abdinuur Bashiir & Ardada Madarasada
Waxaa Kasoo Qayb Galay
Shiikhul baladk Degmada Mareergur
Shiikh cabdi xafiid macalin Nuur Maxamad

Sidookale Waxaa ka soo qeybgalay xerta Madarasada daarul culuum
Iyo Qaybaha Bulshada Kaladuwan

Maqbuula insha Allah 🙏

Address

Dhuusamarreeb

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SAAD TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share