Ayub Abdi Hashi

Ayub Abdi Hashi Ka quuso in aad ka quusato dadkaaga iyo dalkaaga

12/11/2024

Tolow madaxdeena xilka haysa inta aan xilka hayn balse horweynta ah qudbadohooda ma dhagaystaa oo maloo record gareeyaa?

Su'aal ayaan u qabaa Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare iyo Wasiirkeeda Farah Sheikh Abdulkadir Wasiiro...
18/10/2024

Su'aal ayaan u qabaa Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare iyo Wasiirkeeda Farah Sheikh Abdulkadir Wasiirow waxaad soo saarteen amar ah in Tacliinta sare laga dhigay 5Sano wax kar qof watana aan la aqoonsan doonin amarkaas kaliya ma wuxuu ku fulaa ardayga mise ardayga iyo goobaha tacliinta sareba wuu ku wada socdaa hadii uu ku wada socdase mala socotaan in ay jiraan Jaamacado ardayda ku qaabilaaya 4sano in mudadoodu tahay hadii ardaygaas maanta lagu qabto 3 ama 4sano intaas asagoo lacag laga qaadanaayay la yiraa waxba k**a jiraan waxa aad wadato yaa leh masuuliyad daradaas waqtigii iyo lacagtii baxdayse yaa loo raacanaa waxaas oo su'aala ah waxaa laga rabaa Wasaaradda iyo Wasiirkeeda. sheekadaan waxaa igusoo dhacsiisay arday ku dhacday imtixaankii dusiyada sare ee dowladda ayaa Jaamacado waxay ku qabteen shahaadooyinkoodii dallada sidey lacagta oga dhuranaayeen ayay xiligii qalinjabinta ku dheheen shahaadadii dugsi sare ee dowladda la imaada waa hade asagoo ogaa shalay in aysan wadan shahaadadii dowladda dhibkaas ku dhacay ardaydaas iyagana hada ayuu taagan yahay cid masuuliyadeeda qaadatana ma jirto badanaa ardayda way la aamusan yihiin.

18/10/2024

Dab ma kala sh*taan reerihii deyrka wada yiil 🇸🇴 🇸🇴

14/10/2024

Hooyo❤️

10/10/2024

Gar naqsi👌 hadalka heli okaa waa dad ay yar tahay makaroofanada jidadka lala taagan yahay in lala helo🫡

06/10/2024

Soomaali waa kuma? Abwaan Cabdulqaadir Xirsi Yam-yam

01/10/2024

Chalsea oo gaartay heer loo fiiriyo Culuumta Physics-ka🤣🤣🤣

29/09/2024

😍😍😍

Somalia iyo Technology-da waa guul kale oo muhiim inoo ahayd in aan kordhisan karno GBga ama qaadka Gmail-ka oo ahaa 15G...
17/09/2024

Somalia iyo Technology-da waa guul kale oo muhiim inoo ahayd in aan kordhisan karno GBga ama qaadka Gmail-ka oo ahaa 15GB hadii uu kaa buuxsamaan aan h**e loo kordhisan karin Google One na uusan dalka ku shaqaynayn.

02/09/2024

Qoladii xukunka ka dagtay wali ma moodaa in ay aaminsan yihiin dhaqankii ahaa war war ku dil ama sheeko sheeko ku dil anagoo xildhibaano Ethiopia u dooday ku dhagan ayay noo sheegeen in ay laba garab u kala jabeen isla markii group yadii ay warbaahinta wax ugu diri jireen dhigeen ayadoo yaacaysa ayay nasoo gashay xoogaa markii la joogay odaygii laga guuray Aviation ka ayuu iska laad laadshay isna marka dhaqankaas waa kusoo caano maaleen🤣 gurigiin ba’ dheh comments ka awal wuxuu ahaa Dalka Farmaajo ayuu rabaa hada sida la malaynaayo wuxuu isku badali rabaa Dalka Sheik Sharif ayuu rabaa🤣🤣🤣

BBC News Africa ha ahaato ama BBC News Somali ha ahaatee waxay u shaqeeyaan sida uu rabo ninkii samaystay qarashkana ku ...
31/08/2024

BBC News Africa ha ahaato ama BBC News Somali ha ahaatee waxay u shaqeeyaan sida uu rabo ninkii samaystay qarashkana ku bixiya Kenyana isgaa gumaystay Ethiopia na isagaa ilaashada Gobolada Waqooyina isagaa naas nuujiya.

Address

Dayah Village
Dhuusamarreeb
00252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ayub Abdi Hashi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ayub Abdi Hashi:

Share

Category