Cupeyd

Cupeyd My name is cupeydka

30/05/2026

SADAALI OO KU GUULEYSO INTERNAD 24 SAAC AH 🏆⚽
Arsenal 🆚 PSG
Yaa badin doona Final-ka Champions League? 👀
➡️ Sii saadaashaada adigoo sheegaya:
⚽ Inta gool ee la iska dhalin karo
✅ Ku mention garee 5 qof oo asxaabtaada ah
✅ Share garee post-kan
✅ Like saar page-keenna Facebook-ga Yufle Media
🎁 Abaal-marinta waxaa loo bixin doonaa qof ugu h**eeya ee sida saxda ah u saadaaliya natiijada ciyaarta!
🤝 Nasiib wacan dhammaan ka qeybgalayaasha 🔥

Nabadda iyo Horumarka.Xaqiijinta nabadda iyo amniga Gobolka Sanaag waa tiir lama huraan u ah jiritaanka iyo horumarka bu...
19/04/2026

Nabadda iyo Horumarka.

Xaqiijinta nabadda iyo amniga Gobolka Sanaag waa tiir lama huraan u ah jiritaanka iyo horumarka bulshada. Si kastaba ha ahaatee, nabaddu ma aha ujeeddo gooni u taagan, balse waa natiijo ka dhalata nidaam nololeed oo hagaagsan, dhaqaale kobcaya, iyo adeegyo bulsho oo si siman loo helo. Sidaas darteed, xidhiidhka ka dhexeeya nabadda iyo horumarku waa mid aan la kala saari karin, mid walbana wuxuu ku tiirsan yahay kan kale.

Ma jiri karto nabad waarta iyadoo aan la helin horumar dhab ah. Haddii bulshada ay la daalaa dhacdo saboolnimo, shaqo la’aan, adeeg la’aan iyo fursado xaddidan, waxaa adkaanaysa in la helo xasillooni joogto ah. Dhanka kale, horumar la’aan ma noqon karto cudurdaar lagu hakiyo dadaallada nabad-dhisidda. Taasi waxay u muuqan kartaa ka leexasho masuuliyadeed oo aan la aqbali karin.

Xukuumadda wadajir iyo waxqabad waxaa saaran waajib cad oo ah in ay si isku dheelitiran u wajaho labadan arrimood, iyada oo adkaynaysa nabadda isla markaana hirgelinaysa mashaariic horumarineed oo taabanaya nolosha dadka .

07/04/2026

👊🤲🙏

Hablaha aan la heli karin kuwa hadeer jogaa lacag bay ku khafifeene
07/04/2026

Hablaha aan la heli karin kuwa hadeer jogaa lacag bay ku khafifeene

Arooska lamaanahan ayaa hadal heyn badan dhaliye gaar ahaan Gabadha Meherka shayga looga dhigay Dumar badan ayaa ka carooday Muuqaalka waxaan soo dhigay qeybta comment soo arag👇👇👇

dowlad-badax-bannaan kaga dhawaaqaya wixi sheekh bari ka xigga, haddii sidani wadanku kusii socdaa ee dowladaa cusub xil...
01/04/2026

dowlad-badax-bannaan kaga dhawaaqaya wixi sheekh bari ka xigga, haddii sidani wadanku kusii socdaa ee
dowladaa cusub xilalka yaan laga buuxin😂😂
dhagtu haydin taagnaato.😂

Dhacdo ugub ah oo ka dhacdeyJigjiga  Sihaam saciid Ayaa meydkeeda laga heley saylada m.jigiga meel u dhow.  “ehelkeeda a...
31/03/2026

Dhacdo ugub ah oo ka dhacdey
Jigjiga Sihaam saciid Ayaa meydkeeda laga heley saylada m.jigiga meel u dhow.

“ehelkeeda ayaa sheegay iney dugsiga aaday balse markii la tabay macalinku uu usheegay inayna imaan dugsiga.

Ehelkeeda ayaa sheegay in la ciijiiyey sihaam yar lana kufsaday. sidoo kalana Goobta lagu reebay fariin udhigneed anagaa dilnay.!

xaalad amni daro oo mudooyinkii u danbeeyey ka taagan sanaag iyo xukuumada oo si weyn loogu eedeeyey in aanay waxba ka q...
29/03/2026

xaalad amni daro oo mudooyinkii u danbeeyey ka taagan sanaag iyo xukuumada oo si weyn loogu eedeeyey in aanay waxba ka qaban'

meelo kala duwan oo kaamid ah gobolka sanaag waxa ka jira xaalado amni daro oo saamayn ku yeeshay bulshada kuwaas oo mudooyinkii u danbeeyey ka taagnaa gobolka"

1. Deegaanada waqdariya iyo shidan waxa ka taagan xiisad colaadeed oo mudo dheer taagnayd taas oo ilaa hada aan la xalin'

2. Shaqaaqooyin iyo dilal ka dhacay deegaanada xaadh iyo xaysimo oo aan heshiis laga gaadhin'

3. dilal ka dhacay gudaha magaalada ceerigaabo oo dawladu aanay ku guulaysan xalintooda'

4. gogoshii nabadda ceerigaabo ee xukuumadu h**e u dhigtay oo aan hirgelin iyo beelihii wada deganaa magaalada oo kala maqan muddo sanad iyo bilo ah kadib dagaalo h**e uga dhacay ceerigaabo oo sababay in lagu kala qaxo magaalada'

dilalka iyo colaadaha ayaa saameeyey horumaranka gobolka iyadoo sanaag ay dib uga dhacday gobolada kale ee dalka xili gobolada kale ay ka socdaan mashaariico muhiim ah'

dhanka kale xukuumadda ayaa si weyn loogu eedeeyey in ay hagratay arimaha sanaag ka jira,colaadaha iyo aanooyinka qabiil ee sanaag ka jira ayaa sidoo kale saameeyey isu socodka dadweynaha iyo ganacsiga'

Somaliland oo lagu daray tirada 55 dal ee AfrikaKhariidada cusub ee qaaradda Africa ayaa muujinaysa in Somaliland lagu d...
28/03/2026

Somaliland oo lagu daray tirada 55 dal ee Afrika

Khariidada cusub ee qaaradda Africa ayaa muujinaysa in Somaliland lagu daray liiska dalalka Afrika taas oo tirada guud ka dhigaysa 55 dal.

Sawirkan khariiradeed ayaa si gaar ah u muujinaya Somaliland iyadoo ka madax-bannaan maamulka Somalia, arrintaas oo si weyn loogu faafiyay baraha bulshada isla markaana Baraha bulshada calaamku aad Somaliland u hadal hayaan.

Gobi markay baahato ee guni hesho sawirkan bal ila qimee Waa gabadh yar oo agoon ah ama danyar ah waxa bacda ku jira waa...
17/03/2026

Gobi markay baahato ee guni hesho sawirkan bal ila qimee
Waa gabadh yar oo agoon ah ama danyar ah waxa bacda ku jira waa $10 qiime ahaan
Camera-man ku $50 buu ku sawirayaa
Caruurtisa sidaaba isuguma sawirine haduu wax siinayo sidan ma la qurux baa sheekha

"Aabahey ayaan ku dhahay aabo ninkaan ayaa is jecel nahay ii guuri balse aabo wuu iga diiday asigoo i dhahay gabadheyda ...
15/03/2026

"Aabahey ayaan ku dhahay aabo ninkaan ayaa is jecel nahay ii guuri balse aabo wuu iga diiday asigoo i dhahay gabadheyda canug food dheera ah kulama rabo laakin aabo warkiisa waan maqli waayay aniga neh jaceel ayaa i haayay ninkii ayaa banaanka iska mehersanay familkeyga dhan ayaan uga soo go,ay walidkay ayaa asiga dartiis u xumeeyay aniga familkeyga asiga dartiis ayeey ii naceen sikasto ha ahaatee ninkii waan guursaday noloshii ayaan iska sii wadanay mudo markaa is qabnay ayaa canugaan uurkiisa yeeshay xaalada waa adkaatay asiga shaqo dhan ma haynin xiligaas.

"Waxaan gaaray Xiligii dhalitaanka waxaa lay dhahay qaliin ayaa tahay qof saxiixo ayaa loo bahan yahay hooyo ayaan wacay way ii imaaday ma saxiixi karto aabaha oo nool ayaa la dhahay abo ayeey wacday hooyo waxayna ku dhahday gabadhii ayaa fool ah waana qaliin kaalay saxiix waxuu dhahay aabo gabadhaas shalay ayeey iga dhimatay markay ninka raacday ma saxiixaayi iyada iyo canugaba ha isku dhintaan markuu saas dhahay abtigeey hooyo la dhashay ayaa dhahay anaa saxiixaayo hadii aan rabo xabsi aan galee Alxamdulillaah sidaas ayaan ku dhalay canugaan.

"Markaa canuga dhalay ninkii waa is badalay dabeecad aan ku aqaanin ayuu la soo baxay lacag ayuu helay aniga iyo canuga oo baahan ayuu barafuun iyo dhar iska soo iibsanaa hadaan waydiiyo wuu igu qeylinaa waan iska sabray sidaan iskaka rafaad sanaay maalin ayaa is dagaalnay i fur ayaan dhahay waxuu i dhahay waanku furaa balse canugaan caano iyo xafaayad iima soo waydiin kartid xitaa haduu dhinto karfan iima soo waydiin kartid waanku ooyay waxaan dhahay adiga dartaa ayaa familkeyga u xumeeyay sidaas ha i dhihin laakin wuu igu qoslay asigoo i dhahay walidkaa xumeey ani kuma dhihin wuuna i furay aniga hada aabahey anigoo nool ayuu aamin sanyahay inaa dhintay ima salaamo xitaa hadaan la hadlo iima jawaabaayo waxaan la noolahay murug iyo shalayto farabadan ma,aqaano waxaa sameeyo.

"Gabadhaan ayaa dhahday sidaan iyadoo qisadeeda ka hadleysa waxayna sheegtay inay aabaheed u

Address

Cupeyd
Erigavo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cupeyd posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share