Dallada Cabaydh D.C

Dallada Cabaydh D.C Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dallada Cabaydh D.C, Digital creator, Holland, Erigavo.

19/11/2024
19/11/2024

Dallada Cabaydh D.C

16/11/2024
02/11/2024

Habraaca Tirinta Codadka.

01/11/2024

Degmada Laasasurad iyo Dallada Cabaydh ee Ardaaga Cabdi-Xaamud

30/10/2024

Masuuliyiin ka tirsan Xisbigawadani iyo Dallada Dallada Cabaydh D.C ayaa ka hadlay safar ay dhowaan ku tageen Deegaano waqooyiga Gobolka Sanaag.

27/10/2024

Muuqaalkii maanta Dallada Cabaydh ee Ardaaga Cabdi-Xaamud Ceerigaabo.

26/10/2024

Caawa iyo Cabaydh iyo Ceerigaabo

23/10/2024

WAR SAXAAFADEED
Guddidda degaanka iyo dad weynaha ku dhaqan Togagga: Xidid, Ugrood, Qorow iyo Seenid ayaa soo saaray go'aanka kala xadaynta dhul daaqsimeedka iyo dhul macdaneedka ee Togagga Kor ku xusan. waxayna sheegeen in Togagga Seenid, Qorow, Ugrood iyo xeebohoodu ay yihiin dhul daaqsimeed Xoolaha u gaara, lagana samayn Karin wax macdan qodis iyo Sahamin toonna.

Waxayna tix raaceen, waraaq ay h**e u qoreen una saxeexeen Boqor Maxamed Nuux Aadan iyo Jiif Caaqil Aadan Jaamac Faarax oo ku sumdaysnayd 25-3-2024.

21/10/2024

Gudoomiyaha Dallada Cabaydh Siciid Axmed Tamreyse ayaa umahad ceshey bulshadii deegaanadii ay wacyigelinta gaadhsiiyeen

21/10/2024

Masuuliyiinta Dallada Ardaaga Cabdi-Xaamud ee Cabaydh ayaa ka warbixiyey safarkoodii.

Address

Holland
Erigavo
8880

Telephone

0906563281

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dallada Cabaydh D.C posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share