22/08/2026
Jiif Caaqilku waa astaan ka tarjumaysa dhaqan, sharaf, nabad iyo masuuliyad bulsho. Waa qof dadka mideeya, khilaafaadka xalliya, talada odayaasha ilaaliya iyo dhaqanka bulsho dhalinyaradana ku hoggaamiya wanaag iyo wadajir. Jiif Caaqilnimo ma aha magac keliya ee waa amaano iyo xil loo baahan yahay in lagu ilaaliyo dulqaad, caddaalad, xigmad iyo ixtiraam.
Caaqil wanaagsan waa kan dadka isu keena, nabaddana ka shaqeeya.โ ๐ค๐ฝ๐๏ธ