08/04/2024
Asc aad baan idiin salaamay umada soomaaliyeed meel kasta oo aad joogtaan dhamaantiin
Magacaygu waa Aasiya Crisaaq Daahiir ' Waxaan ahay gabadh aad u da'yar oo 18 jira iminkana mudo 2 Sano Dhiikar qabtey See aaakhirkii Kelyahaygi ayey Saameeyeen Waxaan ahay inan yaro Wax baranaysey oo bar bilow u ahayd heer jaamacaded See Nasiib umaan yeelan inan wax barashadaydi Sii wato oo waxa iga soo Dhex galay Xanuun aad u ildaran waxaan ahaa qof Nolosha hami iyo Mustaqbal badan ka leh.
waxayna Dhakhaatiirtu iisheegeen inay Noloshaydu ku jirto 50/50 Oo kelyahaygu Fadhiyaan Se Dalka gudihiisa aan Waxba Layga Qaban karin.
dalka Dibadiisa Mooye Waxaan marka koowad idinka Codsan lahaaaa inaad iiso wada ducaysaaan dhamaantiin marka Labaadna waxaan idinka Codsan lahaaa inaad igu Caawisaaan wixii karaaamkiina ah oo aad igu Caawin karaysaan Kharashna ma yara runtii waa 50kun oo dollar
Mana garanayo wlhi Goor uu Wadankeenu Helayo goob Caafimaad oo lagaga Maarmayo Dalka Dibadiisa Waxa jirtey Mar aan noloshayda ka quustay oo aaan aad usakaraaday Oo Xitaa Aaan gaadhey Xaalad dhimasha ah 😭😭 See alxmdulilaaah ilaahay waaa qafuuru raxiim wuxuu isiiyey Fursad labad oo aan ku Noolaado walaalayaal bisha Ramadan Awgeed Duco Iyo Xaalad Caafimad Oo Waddanka Ka Baxsan Ayaan Ubaahanay Hala Igarab Galo!!
W/Q :- Aasiya Crisaaq Daahiir.