Mujaahid Oofwaren

Mujaahid Oofwaren Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mujaahid Oofwaren, Media/News Company, Erigavo.

12/07/2025
12/07/2025
12/07/2025
Duni xishoodkii ka guuray baynu joognaa hadeer
12/07/2025

Duni xishoodkii ka guuray baynu joognaa hadeer

11/04/2025

Isbaaradii 77 laqaadi jiray๐Ÿ˜ƒ

11/04/2025
11/04/2025

Kumannaan muhaajiriin ah oo Mareykanka tegay xilligii maamulka Biden isla markaana ku baxay barnamaij gaar ah oo jadwal loogu sameeyay ballamaha dadka magangalyo-doonka ah ayaa lagu amray inay dalkaasi degdeg uga baxaan.

Ku dhowaad 900,000 oo muhaajiriin ah oo dhanka koofureed kasoo galay kuna tegya barnaamijka, CBP One, ayaa loo oggolaaday inay Mareykanka joogaan muddo labo sano ah ayna uga shaqeystaan si sharci ah.

Haatan, qaar badan oo ka mid ah ayaa lagu wargeliyay in lagala laabtay fursaddaas ayna ciqaab mudan doonaan haddii ay kusii negaadaan Mareykanka.

Madaxweyne Donald Trump ayaa muddo ballan-qaadayay in muhaajiriin badan uu ka saari doono Mareykanka.

06/04/2025
26/03/2025

Ciidamadii madaniga u danbeeyay sanaag oo manta lasoo qarameeyay saasu dalku ku yahay dawlad dimograadi ah
xilibaano wasiiro agaasimayaal culimo salaadiin waayeel dhalinyaro iyo ganacsatoba
dhaamaan waan tahniyaynaaya intii ku hawlanayd bishanba

26/03/2025

๐๐š๐ซ๐š๐ฆ๐š๐ฒ๐ง๐ญ๐ข๐ข ๐œ๐ข๐ข๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐๐š๐ง๐ข๐ ๐š ๐จ๐จ ๐๐จ๐จ ๐ ๐ž๐›๐š ๐ ๐ž๐›๐จ๐จ๐›๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐š๐๐จ ๐ฆ๐š๐๐š๐ฑ๐๐š ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ซ๐š๐ฒ๐ฌ๐š ๐œ๐ข๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐จ ๐œ๐ข๐ฅ๐ข๐›๐š๐š๐ง๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฒ๐ข๐ข๐ง ๐ค๐š๐ฅ๐ž๐›๐š ๐จ๐จ ๐ฎ๐ฎ ๐ฎ ๐ก๐จ๐ซ๐ž๐ž๐ฒ๐จ ๐ฆ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ž ๐ค๐ฎ ๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐ฃ.๐ฌ๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐ฆ๐ฎ๐๐จ ๐›๐ข๐ฅ ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐ž๐ž๐ง ๐œ๐ž๐ž๐ซ๐ฎ๐ ๐š๐š๐›๐จ ๐ฐ๐š๐š ๐ฆ๐š๐ก๐š๐ ๐ข๐ฅ๐š๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐ง๐ญ๐š๐›๐š.......

18/03/2025

๐ˆ๐ฅ๐š๐š๐ก๐š๐ฒ ๐‡๐š๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐š๐๐ก๐ข๐œ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฐ๐ž๐ง๐ค๐ž๐ž๐ง๐š ๐‰๐š๐œ๐š๐ฒ๐ฅ๐ค๐š ๐š๐ฒ๐ง๐ฎ ๐ฎ ๐ก๐š๐ฒ๐ง๐จ ๐Ÿค”๐Ÿค”

Address

Erigavo

Opening Hours

Monday 07:30 - 12:00
Tuesday 07:30 - 12:00
Wednesday 07:30 - 12:00
Thursday 07:30 - 12:00
Friday 07:30 - 12:00
Saturday 07:30 - 12:00
Sunday 07:30 - 12:00

Telephone

+251986666707

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mujaahid Oofwaren posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share