Mudug Media Online

Mudug Media Online WARAR XAQIIQ AH

SAWIRRO: Markabka sahminta Shidaalka ee Oruc Reis oo goor-dhow si rasmi ah ugu soo xirtay dekada magaalada Muqdisho.
25/10/2024

SAWIRRO: Markabka sahminta Shidaalka ee Oruc Reis oo goor-dhow si rasmi ah ugu soo xirtay dekada magaalada Muqdisho.

Isa soo dhiibe Yusuf macalin oo magaciisa Afgarashadu yahay  (C/samad) ayaa saakay isku soo dhiibay Ciidamada Guutada Ga...
16/10/2024

Isa soo dhiibe Yusuf macalin oo magaciisa Afgarashadu yahay (C/samad) ayaa saakay isku soo dhiibay Ciidamada Guutada Gargaar ee ciidamada Degaanka, Danab iyo Gorgor ee xoogga Dalka.

Isa soo dhiibahaan ayaa ahaa Taliye koox ka tirsanaa kooxda Khawaarijta gaar ahaan kuwii shalay lagu weeraray degaanka Qeycad ee Koonfurta Gobolka Mudug.

Thomas Sankara wuxuu xukunka dalkiisa qabtay isagoo 33 jir ah, waxaana la dilay maantoo kale isagoo 37 jir ah, laakin ta...
15/10/2024

Thomas Sankara wuxuu xukunka dalkiisa qabtay isagoo 33 jir ah, waxaana la dilay maantoo kale isagoo 37 jir ah, laakin taariikh dahab ah ayuu Africa iyo dadkiisaba uga tegey. Wuxuu dalkiisa Burkina Faso ka beddelay magacii h**e ee Upper Volta. Wuxuu dalkiisa ka dhigay muddo yar gudaheed mid gaaray isku fillaansho xagga cunnada ah, yacni aysan baahi ka jirin. Wuxuu diiday gargaar shisheeye. Wuxuu mamuucay gawaarida qaaliga ah sida Mercedes. Wuxuu mamnuucay in lagu safro qaybta first class ee duullimaadyada. Wuxuu talaalay 2.5 malyan oo carruur ah, wuxuu beeray 10 malyan oo geed. Wuxuu la dagaalay oo baabi’iyey akhris-qoris la’aanta. Isagoo intaas sameeyey, ka badanna samayn lahaa ayaa nasiib darro la dilay. Wuxuu ahaa nin dhallinyar oo han iyo aragti dheer leh, Pan Africanism-kana uu ku weynaa. RIP Sankara.

Dowladda Hoose Ee Galkacyo GalmudugQabiil ka caraysan Guri laga canshuuray Ayaa Baabuur tagnikaa ku HorjarayShala Hadii ...
04/01/2023

Dowladda Hoose Ee Galkacyo Galmudug
Qabiil ka caraysan Guri laga canshuuray Ayaa Baabuur tagnikaa ku Horjaray
Shala Hadii Lamiga la Goosan jiray maanta waa Guriga degmadda kkkkk

Maayarka Galkacyo dhanka Galmudug Abdirahmaan Ayaa wadda Qorshe uu Xubno xildhimaana ah oo ka tirsan Golaha  Deegaanka u...
04/01/2023

Maayarka Galkacyo dhanka Galmudug Abdirahmaan
Ayaa wadda Qorshe uu Xubno xildhimaana ah oo ka tirsan Golaha Deegaanka uga joojinaayo Kulamadda Golaha
Xubnahaan ayaa Aad u dhaliilsan Qaabka Hormar la'aanta ah ee ka jira degmadda Gaalkacyo.

Xildhimaanaddaan Fadhiyadda laga mabnuucaayo ayaa ah kuwa ugu aqoonta Badan ee ku jira Golaha.
1: Xildhimaan Abdulqadir Kuul
2: xildhimaan Abdulaahi Khaliif Ali
3: Xildhiman Sahal Mahamuud

08/10/2022

XILDHIBAAN IYO WASIIR DEEGAANKIISII SHABAAB HAYSTAAN OO ISKA JIIFA XAMAR, KAAS HALA BAARO !

07/10/2022
BEELAHA GAALJECEL IYO JAJEELO AL SHABAAB DARBI HA U NOQONINA OO HA DIFAACINA KA JOOGA ! AL SHABAAB BIRTA AYAA KU SOCOTA ...
07/10/2022

BEELAHA GAALJECEL IYO JAJEELO AL SHABAAB DARBI HA U NOQONINA OO HA DIFAACINA KA JOOGA !

AL SHABAAB BIRTA AYAA KU SOCOTA !
MANA LA DEYN DOONO HAWIYE, DIR, RAXANWEYN IYO DAAROOD WAA LOO MIDEYSAN YAHAY QAASATAN HAWIYE.
BEESHA XAWAADLE XAAL QAATA GARABKIINA BAAN NAHAY 30 SUUG EE Habargidir Community WAA IDIN DIYAAR ILAA INTA CAGTA LA MARINAYO QAWAARIIJTA OO DHAN.
GAALJECEL community❤

Hawiye Community
Xawaadle Community

Gudoomiyaha  Gobolka Benaadir Mudane Magaaladu waa buuxda Al shabab ayaa Qaraxyo la Gaatamayaa weyna kasoo qaxeen duurki...
06/10/2022

Gudoomiyaha Gobolka Benaadir Mudane Magaaladu waa buuxda Al shabab ayaa Qaraxyo la Gaatamayaa weyna kasoo qaxeen duurkii hadda waxay doonayaan iney magaalada Qaraxyo ka fuliyaan.

Fadlan Mudane Amnigu waa dayacan yahay ee tilaabooyin cusub qaad.
Gudoomiyaha Gobolka Benaadir Benaadir State Of Somalia

Reer Xamar is ilaaliya Madaxa ku ka toogta Al shabaab hadaad aragtaan.

  DHIMATAY DHULKII WAA NABAD. Xawaadle Community
06/10/2022

DHIMATAY DHULKII WAA NABAD.
Xawaadle Community

06/10/2022

Sacad iyo saleebaan Al shabab k**a heli doonaan Odeyaal Duqomo ah oo ay meel soo dhoobaan.
Sidoo kale Xawaadle cade lagama heli doono.

iyo waa laga helay sidoo kale waxaa la filaya in laga helo iyo .

Hadey rabaan Kinyaati iyo Yuhuud Taageero ha ka helaan xageena waa noo dagaal.

Duduble Community Duduble Community
Abgaal community 🇸🇴🔐
Xawaadle Community Saleebaan Community Sacad saciid community 😍👑

Si gaar Beelaha aan kor ku xusnay Pageka kala.kiciya oo follow iyo share Ku dhufta
Qawaarijta baan ku karbaashaynaaye.
Hassan Sheikh Mohamud

06/10/2022

Great

Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mudug Media Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share