Saciid apdiwali mahamett

Saciid apdiwali mahamett Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Saciid apdiwali mahamett, Gaalkacyo.

Buugaagtu waxay iga badbaadiyeen keli ahaanta, cadhada, waallida iyo is-halaagga.waxay i bareen jacaylka , baadhista , d...
24/05/2021

Buugaagtu waxay iga badbaadiyeen keli ahaanta, cadhada, waallida iyo is-halaagga.
waxay i bareen jacaylka , baadhista , degenaanta iyo weliba waxbadan oo kale .

18/03/2021

Dadku isku Mid MaaHa waxaad arkay Qof haysta hooyo aabe wll asxaap Hadana murugoonayah kana muruG Badan kuwa aan intaaS haysan 👏waxaad arkaysaa dad aana haysan Hooyo aape walaal Hadana FaraxsaN kana Farxad Badan kuwa kale😪Waxwalpa Waa Niyada kuQanaC Qadarta iyo wixii raBi kuQoray waayo Haysashada io waayitankaba allH baa qoray😪Video GaN waa iTaaBtay XaQiiQdih🕑NollozHu kuma xumayso Zhp waalidiintaana allh haunaxariiSto👏khadar apdullaaHo

-TalaaBSo AdooN ordayN_Dunida TaBartaada uMuuJi👏     W/Q          ___SACIID QAYS  SHare Comment urooNow👏
16/03/2021

-TalaaBSo AdooN ordayN
_Dunida TaBartaada uMuuJi👏

W/Q ___SACIID QAYS

SHare Comment urooNow👏

Waxaan saaka qaatay tallaalka Cudurka COVID-19, masuuliyad adag ayaa inaga saaran daryeelka muwaadiniinteenna si aan uga...
16/03/2021

Waxaan saaka qaatay tallaalka Cudurka COVID-19, masuuliyad adag ayaa inaga saaran daryeelka muwaadiniinteenna si aan uga hortagno in uu soo rito cudurkan safmarka ah ee dunida aafeeyey. Muhiimadda ugu weyn waa in aan dadaal kasta gelinnaa ka hortagga cudurkan innaga oo xoojineyna tayada iyo adeegyadeenna caafimaad.

Waxaan bogaadinayaa Xukuumadda uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble dadaalka ay ku bixisay in tallaalka Cudurka COVID-19 uu soo gaaro dalkenna. Waxaan sidoo kale umahadcelinayaa, Wasaaradda Caafimaad, dhakhaatiirta, kalkaaliyeyaasha, Adeegayaasha iyo guud ahaan Bahda Caafimaadka dalkeenna dadaalka mugga weyn ee ay ku bixinayaan badqabka caafimaad ee shacabka Soomaaliyeed, iyaga oo ku shaqeynaya duruufo adag.👏👏

"Midnimadu waa xooga ay ummaduhu ku difaacaan sharaftooda iyo karaamadooda , Taako ka mid ah biyaha iyo badda Soomaaliye...
16/03/2021

"Midnimadu waa xooga ay ummaduhu ku difaacaan sharaftooda iyo karaamadooda , Taako ka mid ah biyaha iyo badda Soomaaliyeed diyaar uma nihin inaan ka tanaasulno.

Difaaca baddeennu waa mas'uuliyadda saaran qof kasta oo Soomaali ah. Kooxda Soomaaliya u mataleyso kiiskan iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed waxaan u rajeynayaa guul waynu guuleysaneynaa inshaAllaah."

BADDU WAA BADDEENI.

SUCCESS 💪i.A

15/03/2021

Caawi walaalka marka uu dhipaataysanyahay👏

15/03/2021

Halyeeyadiii wadaNka🇸🇴🇸🇴🇸🇴

Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saciid apdiwali mahamett posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share