Yahye Farhan Page

Yahye Farhan Page Independent Journalist & Community Reporter
📍 in Caabudwaaq, Somalia
(21)

26/07/2025

Magaaladda caabudwaaq Waxay qaaday Wadada Casrigii Dhismayaasha Bilicda 2025.

Asc Dhamaan Axbaabta Qiimaha badan ee Bogaan Ku xiran ,Mudo dheer kadib waan soo laabtay , Magaaladii Caabudwaaq ahayd W...
26/07/2025

Asc Dhamaan Axbaabta Qiimaha badan ee Bogaan Ku xiran ,Mudo dheer kadib waan soo laabtay , Magaaladii Caabudwaaq ahayd Waxay Fanantay Shaxda Magaalooyinka waweyn ee soomaalidda Degto Sida Muqdisho, Hargeysa, Gerowe, Galkacyo , Jigjiga iyo magaaloyin kale oo aanan Postigaan Kusoo Koobi Karin , Waxaa Magaaladda Ka bilowday Xagaagii Baratanka Dhismaayasha bilicda leh . Muuqaal Kala kacsan ayaan idin soo wadaa ee haiga hordhicina.
Ugu dambeyntii Bogaan Rukumo oo Follow dheH . Hadaad horay Noolasocotay Mahadsanid.

  Afar sano kadib maanta ooy taariikhdu tahay 17-7-2025 kuna beegan 22 muharam 1447 hijriga waxaa buugiisa difaacday kul...
17/07/2025

Afar sano kadib maanta ooy taariikhdu tahay 17-7-2025 kuna beegan 22 muharam 1447 hijriga waxaa buugiisa difaacday kuliyatu shareeca walqaanuun m/c/raxmaan muuse shekh yacquub oo kamid ah culumada Magaaladda caabudwaaq waxaa mahad dhaanteed iska leh allaah subxaanahu watacalaa Oo suura galiyay heerkaan uu soo gaaray ustaad ka.

16/07/2025

Siyaartii sh maxamed cabdi Aadan shaale oo lagu qabtay Xaafadda waaberi ee magaaladda caabudwaaq

15/07/2025

: Maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 20 muxaram sanadka 1447 kuna kuna astaysan 15 July 2025 waxaa Siweyn Looga Farxiyay Caruurtaan oo Rajo iyo agaan ah.
Daawo Muuqaalka oo dhamaystiran.

 : Maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 20 muxaram sanadka 1447 kuna kuna astaysan 15 July 2025 waxaa Siweyn Looga Far...
15/07/2025

: Maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 20 muxaram sanadka 1447 kuna kuna astaysan 15 July 2025 waxaa Siweyn Looga Farxiyay Caruurtaan oo Rajo iyo agoon ah
Oo barnamijkoodu uu soo bilowday dabayaaqadii 2020 oo kaalin weyn ay kasoo qaateen Daljoog iyo qurbajoog si Weyn uga damqaday Caruurta rajada iyo agoontaba ah
Muqtaar macalin xuseen tahliil oo kamid ah ganacsatadda magaaladda caabudwaaq oo gacanta ku hayay Dhaqaalaha Caruurta ayaa Maanta waxaa gudoonsiiyay Gaari iyo Lacagtii intii u harsaneyd waxaa uu faahfaahin ka bixiyay Qaabkii ay hawshaan quruxda badan u dhacday isagoona umahad celiyay Qof walba oo Kaalin ka qaatay waxsiinta Caruurta rajadda iyo agoonta ah .
Dhinace kale Hooyo caasho cali Warsame oo ah hooyadda dhashay caruurta hooyadood.
Faadumo cali warsame oo la dhalatay ah caruurta abahood.
Iyo deeqo cabdi cilmi oo ah Ciyaalka habaryartood barnaamijkaan in caruurta la caawiyo markii horaba keentay Waxay dhamaantood umahadceliyeen walalihii muxsiniinta ahaa ee kaalinta wen ka qaatay dardargalinta barnaamijkaan waxay a Alle weyne se uweydiiyeen in hoygooda uu jano kaleeyo raalina ka noqdo muxsiniintii eebe udhawaaday ee geeriyooday marwalbana Ay uduceeyn doonaan maadama Ay garabkooda noqdeen xili xaalku uu uu kuxumaa.

Muqaalka goordhow la soco Fadlan Bogga Follow dheh mahafsanid.

Hambalyo C/qani Bashiir Axmad iyo marwadiisa Kifaax Maxamad Xasan.
10/07/2025

Hambalyo C/qani Bashiir Axmad iyo marwadiisa Kifaax Maxamad Xasan.

Galabta waxaan booqanay Beerta Ceelka Rujac oo Kutaala Xaafadda Waaberi ee Magaaladda Caabudwaaq, Waxaan  idin La wadaag...
07/07/2025

Galabta waxaan booqanay Beerta Ceelka Rujac oo Kutaala Xaafadda Waaberi ee Magaaladda Caabudwaaq, Waxaan idin La wadaagi Doonaa Muuqaal Kusaabsan Dalagyadda Ka baxa Gudaha beerta .

05/07/2025

Nabadoon maxamed xuseen mire (bacadle)
Ayaa ka hadlay Nabadgalyadda

Address

Mogadishu

Telephone

+252611337788

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yahye Farhan Page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share