16/10/2025
Shiikh Liibaan xaaji maxamuud Haatan Xaaladiisa Waa Wacanyahay, Waxaan umahad celinayaa ilaahay Sw Caafiyay , Marka xigtana waxaan si weyn Ugu mahadnaqaya walaalihii iyo axbaabtii Shiikha usoo duceysay. Ducadiinii ilaahay waa aqbalay.
.