Shamsu Diin TV

Shamsu Diin TV Kusoo Dhawaaw bages Diimaydka Diin TV Oo Kala Soco Qayra Dhaman Fadlan Follow Garee like Saar

Waxaa Lajooga Siyaaradii. ِفَوآ .Waxaa Lugu Dhigaa   &  .Usoo Duceeya Sheikha In Uu ilaahay Unaxariisto.له قصيدة يسمى ب(...
11/12/2025

Waxaa Lajooga Siyaaradii.
ِفَوآ

.
Waxaa Lugu Dhigaa & .
Usoo Duceeya Sheikha In Uu ilaahay Unaxariisto.

له قصيدة يسمى ب( قصيدة شيخ عبد القادر ) :
وصب عليه رحمة • مثل غيث هطا لله • أجب بالله دعا ئنا • إبن شيخ حسن شي لله .

إله آغفر لنا وله • وأصل فرعه بالله • والمسلمين والمؤمنين • إبن شيخ حسن شي لله . 🤲 ءامين يا الله

Waxaa Soo Dhaw Siyaartii Sheikh C/qaadir Sheikh Xasan Macalin Maxamed Tifoow  ( )
29/11/2025

Waxaa Soo Dhaw Siyaartii Sheikh C/qaadir Sheikh Xasan Macalin Maxamed Tifoow
( )

07/09/2025

Nabiga Kusali Si Aad Unoqotid Qofka.
Wiil Kaanu Sheegayo.

09/08/2025

Waxaa Lugu Soo Gaba Gabeeyay D/Kheerqabe Siyaaradii & Oo Ahaa 3-Shiikh Oo Waliyaala.

Shamsu Diin TV , Galmudug , Degmada : Kheerqabe.

Waxaa Soo Dhamaatay Shalay Ey Taariiqdu Eheed 03/082025 Siyaaradii Caalimkii Waynaay Ee Daaciga Ahaa Ee Caabidka Ahaay E...
04/08/2025

Waxaa Soo Dhamaatay Shalay Ey Taariiqdu Eheed
03/082025 Siyaaradii Caalimkii Waynaay Ee Daaciga Ahaa Ee Caabidka Ahaay Ee Oo Kadheceysay D/Huurshe.

Hogaamiye/: Sheikh Mohamud Sheikh Hassan Farah✍️   Allaah Cirgiisa Ha Noo Dheereeyo
04/08/2025

Hogaamiye/: Sheikh Mohamud Sheikh Hassan Farah

✍️
Allaah Cirgiisa Ha Noo Dheereeyo

04/08/2025

Gbaban Gabada Siyaaradii Sheikh Yuusuf Direed , Aw Ka Dhaceysay Degmada Huurshe. Taasoo Ay Kasoo Qayb Galeen Culumaa Udiin Tira Badan Oo Aw Ka Mid Yahay Hogaamiyaha Ahlu Sunna Waljamaaca Ee ,, iyo Saraakiil iyo Xildhibaalo Iyo Bulshada Qeebeheeda Kala Duwan.

Tabinta/ : Shamsu Diin TV

Werinta/ : Hon Seyid Omar Abdi Osmaan

04/08/2025

Cawil Nuur Cali, wakiilka Xisbiga Towfiiq ee galmudug . ayaa hadal ka jeediyey goobta galabta lagu qabtay banaanbaxa siyaarada sheikh yuusuf.

04/08/2025

Sheikh Ahmed nuur Sh Yuusuf Sh Ibraahim” Maqluuq dal iyo dibad iskaga yimid ayaa ku sugan siyaarada Sheikh Yuusuf Sheikh Ibraahim.

04/08/2025

:/Banaanbaxa siyaarada Sheikh Yuusuf direed oo ka socota Huurshe.

04/08/2025

Sheikh Maxamuud Guriceel”meel walba galabta waxaa ka socda banaanbaxa siyaarada Sheikh Yuusuf direed,raxmad iyo barwaaqo Allaha nagu siiyo weyneynteeda.

04/08/2025

Sh Xuseen Macalim Daa’uud oo kalimad ka jeediyey goobta lagu qabtay banaanbaxa siyaarada Sheikh Yuusuf direed ee Huurshe.

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252614075747

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shamsu Diin TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shamsu Diin TV:

Share

Category