Cabdullaahi Xidig

Cabdullaahi Xidig Hoyga sports follow waa nomuhiim

πŸš¨πŸ”΅π——π—˜π—š-π——π—˜π—šπŸ”₯ | Federico Chiesa ayaa siisay iftiinka cagaaran kooxda FC Barcelona, Wuxuu diyaar u yahay inuu aqbalo shuruud...
21/08/2024

πŸš¨πŸ”΅π——π—˜π—š-π——π—˜π—šπŸ”₯ | Federico Chiesa ayaa siisay iftiinka cagaaran kooxda FC Barcelona, Wuxuu diyaar u yahay inuu aqbalo shuruudaha Blaugrana, Kaliya Waxa Hadhay heshiis u dhexeeya Labada Naadi.

Chiesa ayaa diyaar u ah in uu dhimo mushaharkiisa ilaa 4.5 milyan euro xilli ciyaareedkii

Barcelona ayaa u damaanad qaadaysa qandaraas 3-da xilli ciyaareed ee soo socda.

🚨Barça ayaa xiiseyneysa daafaca midig ee Almeria Mark Pupil.Laacibka aad ayuu ugu faraxsan yahay inuu ku soo biiro kooxd...
21/08/2024

🚨Barça ayaa xiiseyneysa daafaca midig ee Almeria Mark Pupil.

Laacibka aad ayuu ugu faraxsan yahay inuu ku soo biiro kooxda qiimihiisuna waa ilaa 15 milyan euro. [Relevo]

Good business Sidaan waaali waaye'Ku iibi Gallagher €42 Million' kadib Joao Felix kuso iibso €44.5million'€42M-44.5=2.5 ...
21/08/2024

Good business Sidaan waaali waaye'

Ku iibi Gallagher €42 Million' kadib Joao Felix kuso iibso €44.5million'

€42M-44.5=2.5 βœ”οΈ Joao ayaa Chelsea ugu fadhiyo €2.5M πŸ”₯

Wax iibkii badnaa waykufa idin chelsea

🚨Real Betis ayaa hadda ka shaqaynaysa dhammaan faahfaahinta heshiiska amaahda Vitor Roque ee Barcelona iyo wakiilka ciya...
21/08/2024

🚨Real Betis ayaa hadda ka shaqaynaysa dhammaan faahfaahinta heshiiska amaahda Vitor Roque ee Barcelona iyo wakiilka ciyaaryahanka.

Qaab dhismeedka heshiiska amaahda ayaa laga wada hadlayaa ka dibna heshiiska ayaa la xiri doonaa. [Fabrizio Romano]

Thiago Alcantara [Diario] : "Anigu waxaan ahaa qofka codsaday inuu ka tago kooxda, arrimuhu waxay ku socdeen si xun maam...
21/08/2024

Thiago Alcantara [Diario] : "Anigu waxaan ahaa qofka codsaday inuu ka tago kooxda, arrimuhu waxay ku socdeen si xun maamulka, Tani waxay ahayd wakhti dheer ka hor, laakiin ka hor waxaa jiray Messi oo qaadaya kooxda oo badbaadiyay sumcaddeeda. Xataa shaqaalihii garoonka iyo nadiifiyayaashu waxay bixinayeen mushaarkooda muddo saddex sano ah, wuxuuna dhimay mushaarkiisa, wuxuuna bixiyay qaar ka mid ah ciyaartoyda qaar xuquuqdooda, hadda ma jiro Messi, kooxdana dhibaato weyn ayaa soo gaartay tan iyo markii uu ka tagay”.

🚨 ferland mendy ayaa seegi dona 1 kulan kadib markoo Roose qaatay kulankii mallorca Fran Garcia ayana kuso bilaban doona...
21/08/2024

🚨 ferland mendy ayaa seegi dona 1 kulan kadib markoo Roose qaatay kulankii mallorca

Fran Garcia ayana kuso bilaban doona kulanka Real valladolid

Barcelona ayaa rajaynaysa in ay maalinta bari ah u diwaan galiso Dani Olmo horyaalka La Liga.
21/08/2024

Barcelona ayaa rajaynaysa in ay maalinta bari ah u diwaan galiso Dani Olmo horyaalka La Liga.

Goolhaye Manuel Neuer ayaa ku dhawaaqay inuu isaga fariistay ciyaaraha heerka caalami ee xulkiisa qaranka Jarmalka isago...
21/08/2024

Goolhaye Manuel Neuer ayaa ku dhawaaqay inuu isaga fariistay ciyaaraha heerka caalami ee xulkiisa qaranka Jarmalka isagoo 38 jir ah. πŸ‡©πŸ‡ͺ

Neuer ayaa 15 oo uu ku qaatay xulka Jarmalka, waxa uu u saftay 124 kulan.

Tani waa farxadda Marc-AndrΓ© ter Stegen.πŸ˜‚

🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨Heshiis kordhinta Mikel Arteta ayaa la filayaa in dhawaan lagu dhawaaqoXigasho-()
21/08/2024

🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨

Heshiis kordhinta Mikel Arteta ayaa la filayaa in dhawaan lagu dhawaaqo

Xigasho-()

🚨 Juventus ayaa €15M-€20M ku dalbanaysa Federico Chiesa. (Xigasho: SkySport)Yarkan may Liverpool soo qaadato boos wayn a...
21/08/2024

🚨 Juventus ayaa €15M-€20M ku dalbanaysa Federico Chiesa.

(Xigasho: SkySport)

Yarkan may Liverpool soo qaadato boos wayn ayuu u buuxinayaπŸ‘€β³πŸ€”

Address

Puntland
Gaalkacyo

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 07:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252906575276

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdullaahi Xidig posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cabdullaahi Xidig:

Share