Sadiiq Raage Bootaan

Sadiiq Raage Bootaan udhaqdhaqaaqe, dhiirigaliye iyo barabaariye ummadeed. activitist, motivater and and national educator.

16/07/2024

Xildhibaanada golaha deegaanka degmada xarfo oo sheegay in ay xilkii ka qaadeen gudoomiyihii degmada xarfo ee gobolka mudug

08/07/2024

GAALKACYO: Meel kasta oo lacag ku jirtay waa loogu galay hadana waxay maraysaa sayladii ariga oo awalba dayac ka jiray..

Sadiiq Raage Bootaan

08/07/2024

Booliska Gobolka mudug oo meel fagaare ah ku burburiyay khamri ay sheegeen in ay hawgal kusoo qabteen.

Sadiiq Raage Bootaan

07/07/2024

Ciidanka Booliska Puntland iyo fursadaha la siinayo Gabdhaha Waxbartay ee doonaya in ay ku soo biiraan,

29/06/2024

Waxaa Magaalada Gaalkacyo laga daahfuray Kaamil Dantel care.

Xaruntan caafimaad ee lagu soo kordhiyey Gaalkacyo ayaa waxaa laga helayaa dhamaan adeegyada ilkaha sida gelinta, bixinta, buuxinta, qurxinta iyo dawayntooda iyadoo xaruntan ay ku gaartahay baaritaan lagu samaynaayo qofka oo lagu ogaanayo caafimaadkiisa inta aan shaqada loo qaban.

Xaruntan kaamil Dantel Care ayaa laga Furay suuqa cusub City moll ee bartamaha Magaalada Gaalkacayo ama Dhismihii h**e ee Bangiga.

21/06/2024

Wadada udhexaysa Gaalkacyo iyo Bacaadwayn waxaa ka jira burbur baaxadleh, Gawaarida iyo Dadka safarka ah waxay kala kulmaan Rafaad. Gaadiid layda iyo bulshada rer Bacaadwayn oo isku duubaan ayaa codsigan u diray madaxwaynaha Puntland Saciid Dani

16/06/2024

Rer Gaalkacyo oo isugu hambalyeeyay farabada ciidul adxa

13/06/2024

Hohay Afrikay Huruday.
Sadiiq Raage Bootaan

13/06/2024

70 Qosy oo laga barakiciyey kaamkii ay deganaayeen ee waqooyiga Gaalkacyo.

11/06/2024

Fanaanada Sahra Ilays iyo Waayaheeda Fanka

‘’Bishii August 11 kii, ciidankii Somaliland ee lagu laayey  Gacan Libaax Somaliland wuxuu ahaa shirqool ugub ku ahaa  g...
09/06/2024

‘’Bishii August 11 kii, ciidankii Somaliland ee lagu laayey Gacan Libaax Somaliland wuxuu ahaa shirqool ugub ku ahaa geeddi socodka nololeed ee Somaliland, waxaannu ku dedaalaynaa in gacan ku dhiigleyaasha la hor keeno caddalada, ciddii qaranka dembiga ka gashay waa in maxkad la hor keeno’’

09/06/2024

"War dadka luuqyada ka soo saara" soodhowaynta Gaalkacyo ee Kooxda Homboboro.
Sadiiq Raage Bootaan

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252907623999

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sadiiq Raage Bootaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sadiiq Raage Bootaan:

Share