Gaalkacyo Galmudug News

Gaalkacyo Galmudug News Halkaan waxaad kahelaysaa warar sugan oo xaqiiqda kusalaysan intabadana quseeya Galmudug. siaad inoolasocoto fadlan Like and follow the page. mahadsanid

17/08/2026

Sodhawaynta madaxweynaha toos Gaalkacyo Galmudug News

17/08/2026

Sodhawaynta madaxweynaha toos Gaalkacyo

16/08/2026

Kooxda baanbayda iyo aaragada Gaalkacyo

16/08/2026
📢 CODSI TAAGEERO IYO CODShacabka sharafta leh ee Galmudug,Berri waa maalinta aan codkiinna ku go'aaminayno mustaqbalka d...
29/07/2026

📢 CODSI TAAGEERO IYO COD
Shacabka sharafta leh ee Galmudug,
Berri waa maalinta aan codkiinna ku go'aaminayno mustaqbalka deegaanka. Waxaan idinka codsanayaa inaad codkiinna siisaan Lambarka 15 iyo Shimbirta Cagaaran.
Codkiinnu waa kalsoonada aan ku horseedi karo:
Horumar iyo adeeg bulsho
Cadaalad iyo hufnaan
Nabad iyo wadajir
Maamul u shaqeeya shacabka
Berri codkaaga ha lumin. U codee Lambarka 15 – Shimbirta Cagaaran.
Codkaagu waa codka isbeddelka. Guushu waa wadajirkeenna. 💚🕊️ #

Saaxadda tartanka golaha deegaanka iyo mayor-ka Gaalkacyo waxaa kusoo biiray nin wayn; Mohmaed Abdikarim Sheikh Ahmed, C...
09/07/2026

Saaxadda tartanka golaha deegaanka iyo mayor-ka Gaalkacyo waxaa kusoo biiray nin wayn; Mohmaed Abdikarim Sheikh Ahmed, Codkiina siiya si aan u helno Gaalkacyo nabdoon, nadiif ah nolol heer-sare ahna ay ka jirto.

15/06/2026

Garsoore Cumar Cartan “ Haddii aad hormar rabtit waa inaa dhib badan soomartaaa si aa guulo badan ugaarto”.

Maqayada sare hillaac عيد مباركDadwaynow kusoo dhawaada maqayada waxay kudhex talaa shirkada wayn ee Horn petroleumEe ud...
19/03/2026

Maqayada sare hillaac عيد مبارك
Dadwaynow kusoo dhawaada maqayada waxay kudhex talaa shirkada wayn ee Horn petroleum
Ee udhow Ceelka biyaha Carafad Gaalkacyo

🌙✨ CIID MUBAARAK ✨🌙

Hilaac Restaurant and Cafeteria waxay adiga iyo qoyskaagaba idiinku hambalyaynaysaa munaasabadda barakaysan ee Ciiddul Fidriga 🤍

Alle ha inaga aqbalo acmaashii wanaagsanayd, hana inaga dhigo kuwo sannadkan sannadkiisa ku gaara caafimaad, nabad iyo barwaaqo. 🤲

🌸 Alla maanta ayaantaa Iyo ciidda wanaagsan Illaahii inay siiyay Isagaa ku abaal le’ Way ahaataye maanta Si wanaagsan u ciida. 🌸

Ku soo dhawaada Hilaac Restaurant and Cafeteria si aad ula wadaagtaan farxadda ciidda 🎉🍽️

📞 Tel: 0613012080 – 0612609071 – 0907240029

War cusub-Iran ayaa digniin u dirtay dowladda Somalia, iyadoo ka digtay in Dekedda Muqdisho loo adeegsado hawlgallo mili...
07/03/2026

War cusub-Iran ayaa digniin u dirtay dowladda Somalia, iyadoo ka digtay in Dekedda Muqdisho loo adeegsado hawlgallo militari oo Iran ka dhan ah.

Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gaalkacyo Galmudug News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share