Xasaasi Offical123

Xasaasi Offical123 Ku soo dhawaw Pageka khalpi dhiirshe oo aad kadawan karto muuqalo kala duwan oo xiso leh iyo Qisoyi

03/10/2025
Xildhibanad sinji ali bashi*1.* *"Hoggaan dhab ah waxaa lagu gartaa codka dadkiisa, adna codka shacabka waad u taagan ta...
03/10/2025

Xildhibanad sinji ali bashi

*1.* *"Hoggaan dhab ah waxaa lagu gartaa codka dadkiisa, adna codka shacabka waad u taagan tahay — sii wad dadaalka, Sinji!"*
*2.* *"Hal-abuurnimada iyo hufnaanta aad la timid waa nal u ifaya bulshadeenna. Waxaa tahay halyey qalbi-wanaag iyo hami sare isku darsaday."*
*3.* *"Xildhibaan Sinji, magacaaga wuxuu noqonayaa taariikh, codkaaga wuxuu noqonayaa horumar. Sii wad, himiladu waa kuu dhowdahay."*
*4.* *"Dadka runta u shaqeeya waa la arkaa, waana lagu xasuustaa — waxaad tahay tusaale hoggaan daacad ah."*
MP Sinji Ali Bashe gulayso marwo sharaf iyo karaamo Ku nolow

Fallowe iga so dheh si an halkana iskala socono Thanks
17/08/2025

Fallowe iga so dheh si an halkana iskala socono Thanks

Madaxweynaha DDS mudane mustafe muxumed cumer ayaa Qado sharaf u sameeyay salaadinta iyo waxgaradka Rer shabelle
17/08/2025

Madaxweynaha DDS mudane mustafe muxumed cumer ayaa Qado sharaf u sameeyay salaadinta iyo waxgaradka Rer shabelle

Wada tashi ay qabsaden Beesha makaneEe ku nool gobalka mudug qaasatan Dagmada Gaalcyo
23/06/2025

Wada tashi ay qabsaden Beesha makane
Ee ku nool gobalka mudug qaasatan Dagmada Gaalcyo

SOO dalbo Posterka ciida firtiga oo hada hel Zhpada si aad sawir quruxbadan ugu dirto iyo ehelkadaba  Fadlan nagu so bii...
28/03/2025

SOO dalbo Posterka ciida firtiga oo hada hel
Zhpada si aad sawir quruxbadan ugu dirto iyo ehelkadaba

Fadlan nagu so biir

27/07/2024

Xildhibanada soo dhawaw

25/05/2024

𝐒𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧𝐭𝐢𝐢 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐤𝐡 𝐱𝐮𝐞𝐞𝐧 𝐜𝐚𝐥𝐢 𝐣𝐚𝐛𝐮𝐮𝐭𝐢
𝐦𝐮𝐱𝐚𝐝𝐚𝐫𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐌𝐚𝐬𝐣𝐢𝐝𝐮𝐥 𝐣𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜
𝐃𝐚𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐥𝐥𝐚𝐚𝐟𝐞

Xasan cabdinuur geseey[xasaasi]cabdixafiid maxamed [laali]ayaa sanadkan matali Dona xulka kubada cagta ee Gobalka jararK...
23/05/2024

Xasan cabdinuur geseey[xasaasi]
cabdixafiid maxamed [laali]
ayaa sanadkan matali Dona xulka
kubada cagta ee Gobalka jarar
Kaaso oo Ka Dhacaya caasimada (DDS)
Ee magalada Jigjiga
(Jigjiga stadiom)

Khalbidiirshe

ALLAH ha unaxaristo  marxumad hodan oo alada tiktoga can ka ahen oo ku geeriyotay shilgari Janadi Fardowso. ALlah haku g...
01/05/2024

ALLAH ha unaxaristo marxumad hodan oo alada tiktoga can ka ahen oo ku geeriyotay shilgari Janadi Fardowso. ALlah haku geeyo Amiin Amiin Amiin

Jawiga wuu robaysan yahay Allahayow raxmadaada Noo Waa sici
26/04/2024

Jawiga wuu robaysan yahay
Allahayow raxmadaada Noo Waa sici

Address

Mudug
Gaalkacyo
SODHAWAWWALL

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xasaasi Offical123 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xasaasi Offical123:

Share