
03/07/2025
aad usodhawaynayaa o aan kufaraxsanahay in galabta magaaladii dhaqaya boor ahayd lagataagay anteenadii o in badan lasugayey, sida u ii shegay masuul halkaas joga anteenadaas o limitkeeda maqal u gaarayo masaafo aad udheer o dhan kasta ah,
Runtii wa muhiim in lahelo isku xirka dad waynaha
Markale waxan leyhy hambalyo, hambalyo, wa hormar aan mudo usamraynay galabtase no dhashay,