Royal Media

Royal Media Royal Media MN Waa warbaahin Soomaliyeed aad ka heli karto Wararka Siyaasada & arimaha Bulshadda

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Laascaanod lagu soodhaweeyay.
16/01/2026

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Laascaanod lagu soodhaweeyay.

DEG:DEG Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa hada ka dagay magaalada Laascaanod Sawirada laga soo qaaday ayaa muujinaya amaanka...
16/01/2026

DEG:DEG Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa hada ka dagay magaalada Laascaanod Sawirada laga soo qaaday ayaa muujinaya amaanka Madaxweynaha oo aad loo adkeeyay.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa soo gaaray magaalada Laascano...
16/01/2026

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa soo gaaray magaalada Laascanood ee xarunta Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya.

15/01/2026

Dabeylaha Isbeddelka: Iran, Fansawella, Greenland iyo Soomaaliya oo Bartamaha Taagan

Waxaa si furan loogu casuumayaa dhammaan dadka daneynaya barnaamij ku saabsan:🌐 topic "DIGITAL TRANSFORMATION REVOLUTION...
15/01/2026

Waxaa si furan loogu casuumayaa dhammaan dadka daneynaya barnaamij ku saabsan:

🌐 topic "DIGITAL TRANSFORMATION REVOLUTION - SHAPING OUR WORLD"

Cinwaan (Isbeddelka Dijitaalka ee Dunida Saameeyay)

Barnaamijkan waxaa si wadajir ah u qabanaya:
- Dalladda GUYA (Galkayo Universities Youth Advocate)
- Machadka Horumar College – Galkacyo

📍 Goobta: Hotel Royal Galkacyo
🗓 Waqtiga: Habeenka Sabtida, 17ka Janaayo 2026, Bacdal Maqrib

🎯Ujeedka:
Barnaamijkan waxa uu iftiiminayaa saameynta iyo kaalinta isbeddelka dhijitaalka ah ee ku saabsan:
- Nolosha casriga ah
- Waxbarashada
- Fursadaha dhalinyarada
- Horumarka bulshada

📌Xusuusin:
Waa barnaamij furan oo uu ka soo qeyb gali karo qof walba oo daneynaya horumarka iyo isbeddelka dhijitaalka ah. Fursad weyn ayaad u heli doontaa inaad ka faa'iido aqoon iyo xirfado cusub.

KASOO QAYBGAL! WANAAGSAN DHAMAANTIIN

Mahadsanidiin.

14/01/2026

Fahad Yaasin oo amaanay shaqadda Mowlaca Macalin Nuur..see more

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa sheegay Haddii uu madaxweyne Xassan Sh 20-ka maalin ku jawaabi waayo ayuu sheegay in ay Ju...
14/01/2026

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa sheegay Haddii uu madaxweyne Xassan Sh 20-ka maalin ku jawaabi waayo ayuu sheegay in ay Jubbaland doorasho bilaaban doonto, oo doorashadu aysan ahaan doonin 15ka May, ee kahor la sameyn doono.

DEG:DEG Puntland ayaa gabi ahaanba diiday Go’aankii XF Soomaaliya ee ay ku laashay Heshiisyadii Imaaraatka Carabta.
12/01/2026

DEG:DEG Puntland ayaa gabi ahaanba diiday Go’aankii XF Soomaaliya ee ay ku laashay Heshiisyadii Imaaraatka Carabta.

“Gaari aan si iskay ah u kaxaysto waxaa iigu dambaysay markii aan Hargaysa Ka baxayay ee aan Muqdisho tagayay, Waxaana i...
11/01/2026

“Gaari aan si iskay ah u kaxaysto waxaa iigu dambaysay markii aan Hargaysa Ka baxayay ee aan Muqdisho tagayay, Waxaana iigu horaysay markii aan Hargaysa ku soo noqday, Markaa Madaxwayne Siyaasiyiinta Reer Somaliland ee Xamar Joogta cafis guud u fidi” Cismaan Dube.

DEG:DEG Duqa Gaalkacyo ayaa dalbaday Ciidamo Boolis iyo Daraawish ah si uu gacantiisa ugu soo celiyo Xarunta Dowladda ho...
09/01/2026

DEG:DEG Duqa Gaalkacyo ayaa dalbaday Ciidamo Boolis iyo Daraawish ah si uu gacantiisa ugu soo celiyo Xarunta Dowladda hoose oo u xiran Maleeshiyaad hubeysan.

Duqa haatan talada hayah ayaa horay u sheegay in uu kaarayaal u adeegsan doono cidii ka hortimaada shaqada Dagmadda balse warka maanta ayaa muujiyay in duqa aysan waxba faraha ugu jirin.

WARMURTIYEED (COMMUNIQUÉ)CARWADA TIGNOOLAJIYADDA PUNTLAND 2026“Dardar-gelinta Isbeddel Tignoolajiyadeed oo Ammaan ah”Jan...
08/01/2026

WARMURTIYEED (COMMUNIQUÉ)
CARWADA TIGNOOLAJIYADDA PUNTLAND 2026

“Dardar-gelinta Isbeddel Tignoolajiyadeed oo Ammaan ah”
Janaayo 5–7, 2026

| Garoowe – Puntland
Carwada Tignoolajiyadda Puntland 2026, oo sannadkii labaad si rasmi ah loogu qabtay magaalada Garoowe intii u dhexeysay 5–7 Janaayo 2026, ayaa si guul leh u soo gabagabowday. Carwadaan oo noqotay madal qaran oo lagu gorfeeyo mustaqbalka tignoolajiyadda Puntland ayaa waxaa ka soo qayb-galay masuuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Puntland, Maareeyayaasha shirkadaha isgaarsiinta Puntland, hay’adaha waxbarashada, khubaro, hal-abuurayaal, dhalinyaro, haween, ganacsato iyo marti-sharaf kale.

07/01/2026

:- Muuqaal Kooban oo ka Hadlaya Maadooyinka Laga barto Machadka Modern Technical Institute MTI Galkacyo.

Address

Gaalkacyo

Telephone

+254741899879

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Royal Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Royal Media:

Share