Qaamuus tv

Qaamuus tv Fadlan kusoo biir warbaahinta Qaamuus oo ah warbaahin social media

Musharax Xildhibaan Khalid Abdul Warsame oo u taagan Xildhibaan Heer Federal ee Dowlad Deganka Somalida.
01/08/2025

Musharax Xildhibaan Khalid Abdul Warsame oo u taagan Xildhibaan Heer Federal ee Dowlad Deganka Somalida.

"Maanta in reer Mudug inta hoolkaan iskugu yimaadaan in ay agendaha ku darsadaan sidii argagixisada la iskaga sifeyn lah...
31/07/2025

"Maanta in reer Mudug inta hoolkaan iskugu yimaadaan in ay agendaha ku darsadaan sidii argagixisada la iskaga sifeyn lahaa, waxay ka turjumaysaa in dowladdu amniga wax badan ka qabatay."

Qaamuus tv

"Shirkaan waxkasta OO aynu kukala duwaynayn inta aan meel Iska dhigno , halkan wax ina mideeya aynu ka shaqayno OO ah mu...
31/07/2025

"Shirkaan waxkasta OO aynu kukala duwaynayn inta aan meel Iska dhigno , halkan wax ina mideeya aynu ka shaqayno OO ah mustaqbalka hurumarka nabada iyo wanaaga Gobalka Mudug Puntland iyo Somalia oo dhan„

Qaamuus tv

  Shirka Horumarinta Mudug ayaa ka furmay Gaalkacyo, waa shir lagu dhan yahay oo ay ka soo qayb galeen mas'uuliyiin, isi...
31/07/2025

Shirka Horumarinta Mudug ayaa ka furmay Gaalkacyo, waa shir lagu dhan yahay oo ay ka soo qayb galeen mas'uuliyiin, isimo, culimo, siyaasiyiin iyo dhammaan qaybaha kale ee bulshada.

Qaamuus tv

"Shirweynahan mudnaan gaar ah buu leeyahy sababtoo ah baahi weyn baa loo qabaa hormar gobalkan laga qabto xiligiisii ayu...
31/07/2025

"Shirweynahan mudnaan gaar ah buu leeyahy sababtoo ah baahi weyn baa loo qabaa hormar gobalkan laga qabto xiligiisii ayuu na ku soo beegmay," Islaan Bashiir Islaan Cabdulle.

"Gaalkacyo waa quruxsaneynaa Airport wan dhisaneynaa si diyaarado Caalami ah usoo cagadhigtaan howshiisana meel fiican b...
31/07/2025

"Gaalkacyo waa quruxsaneynaa Airport wan dhisaneynaa si diyaarado Caalami ah usoo cagadhigtaan howshiisana meel fiican bay mareysaa," dadkeenu waxaan rabnaa in ay qisaasta qaatan," Sheekh Maxamed Sheekh Cusmaan.

29/08/2024

Gogosha Nabadda Gaalkacyo.

Waxaa magaalada Gaalkacyo caaway lagu qabtay Dood cilmiyeed ku saabsanayd "Sidee loo dhisikaraa kalsoonida bulshadu ku qabaan hay'adaha amniga iyo Garsoorka".
Kulanka waxaa soo agaasintay Xarunta Nabadoono Peace Platform waxaana ka soo qaybgalay Wasiiro ka tirsan puntland, maamulka Gobolka Mudug, Isuduwayaal, xilibaano iyo bulshada rer Gaalkacyo qaybohooda kala duwan.

Nabadoon Peace Platform

Fadlan nagala soo qayb gala Bandhig Dhaqameedka  iyo Wacyi Galinta ilaalinta Degaanka. Bacdu Waa Dilaa Ee Ku Doorso Damb...
16/07/2024

Fadlan nagala soo qayb gala Bandhig Dhaqameedka iyo Wacyi Galinta ilaalinta Degaanka. Bacdu Waa Dilaa Ee Ku Doorso Dambiisha!" Maalinta Khamiista, Saddex Saac, 18ka Luuliyo. July 18th. Al-Jazeera Hotel.

Habeen dambe 6:30 waxaan hall-ka hotel Al-jazira ka dhacaya dood looga hadlaayo nabada gobolka Mudug. Waxaa madasha ku c...
11/07/2024

Habeen dambe 6:30 waxaan hall-ka hotel Al-jazira ka dhacaya dood looga hadlaayo nabada gobolka Mudug. Waxaa madasha ku casuman aqoon yahan, siyaasi Nuurdin Aden Diriye.

Fadlan mudane iyo marwo ra'yigaaga iyo ka soo qeyb galkaaguba waa noo muhiim

Sawiro Musharax Xillibaan Shareeco Yasin Shareeco iyo tageerashiisa  ayaa Degsiimada Suni-jiif ku dhaweeyey Madaxweyne k...
07/07/2024

Sawiro
Musharax Xillibaan Shareeco Yasin Shareeco iyo tageerashiisa ayaa Degsiimada Suni-jiif ku dhaweeyey Madaxweyne ku xigeenka Puntland ahna sii hayaha madaxweynaha Puntland Ilyaas Osmaan Lugatoor iyo wafdi balaaran oo u hogaaminayey .

Fariin baafin ah Qoyska reer Cabdirisaaq waxay soo direen fariin baafin ah oo ay ku raadinayaan wiilkooda Farxaan Cabdir...
28/06/2024

Fariin baafin ah

Qoyska reer Cabdirisaaq waxay soo direen fariin baafin ah oo ay ku raadinayaan wiilkooda Farxaan Cabdirisaaq Axmed kaas oo ugu wardanbaysay shalay. Waxay codsanayaan cidkasta oo Cabdirisaaq xog ka og, ama aragtay inay kala soo xariiraan 0907603152.

Mahad sanid

Sawiro Midowga Saxafiyiinta Puntland ee (PJU) ayaa kulan is barasho iyo Wadashaqayn ah la yeeshay Guddiga Doorashooyinka...
24/06/2024

Sawiro
Midowga Saxafiyiinta Puntland ee (PJU) ayaa kulan is barasho iyo Wadashaqayn ah la yeeshay Guddiga Doorashooyinka Puntland ee (PEC)

Kulanka intii uu socday ayaa Waxaa looga hadlay qaabkii Saxafiyiintu uga qayb qaadan lahaayeen wararka hortabinta leh ee doorashada 3 degmo ee haray, isla markaana loo fududeeyo saxafiyiinta xogaha khuseeya arimaha doorashada, iyada oo ay muhiim tahay in la helo tababar Saxafiyiinta lagu tababarayo habka iyo hanaanka doorashada loo tabinayo

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qaamuus tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Qaamuus tv:

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share