05/06/2026
📢 OGAYSIIS: KOORSOOYINKA DEGDEGA AH EE XAGAAGA! ✨
Machadka Macruuf International College wuxuu ugu bishaaraynayaa dhammaan dhalinyarada iyo bulshada qaybaheeda kala duwan inuu bilaabay guud ahaanba maadooyinka hoos ku xusan, kuwaas oo isugu jira kuwo Degdeg ah (Fast Track) iyo Normal ah oo bishaan bilaabanaya.
Halkan ka eeg liiska rasmiga ah ee 45-ta Maado ee aad ka baran karto machadka:
💻 Kumbuyuutarka & Tiknoolajiyadda (Computer Courses)
1. Computer Science 1 sano
2. Computer Applications 6 bilood
3. ciladbixinta conputer ka 3 bilood
4. Computer dugsiga sare degdeg ah 2 bilood
5. Computer Dugsiga dhexe degdeg ah 2 bilood
6. Xagaa Computer Course degdeg ah 2 bilood
🩺 Caafimaadka & Shaybaarka (Health Courses)
7. Diploma in Nursing ( kalkaalisanimada) 6-8 bilod
8. Diploma in Nutrition (nafaqada) 6 bilood
9. Diploma in Pharmacology (Daawada) 6 bilood
10. Diploma in Midwifery (umulisanimada) 6 bilood
11. Diploma in Laboratory (Sheybaarka) 6 bilood
🗣️ Luuqadaha & Maadooyinka Saliidda ah
12. Luqada Engkish English-ka heer kasta
13. Luqada Carabiga Heer kasta
14. Luqada Afsoomaaliga 3 bilood
15. xisaabta ilaa dugsiga sare
16. Scientific Subjects 2da bilood ee xagaaga
17. Koorsooyin degdeg ah ee luqadaha 2 bilood
🎥 Saxaafadda, Warbaahinta & Duubista (Camera & Media)
18. Barashada Saxaafadda 6 bilood
19. Barashada Kaamirada 1 bil
20. Barashada Video Editing 3 bilood
21. Barashada Graphic Design 2 bilood
22. Barashada Audio Editing 1 bil
23. Fagaare ka hadalka 1 bil oo kaliya
🔌 Farsamada Gacanta & Dayactirka (Repairing & Skills)
24. Korontada 3 bilood
25. Solar System 1 bil oo free ah
26. Mobile Repairing 3 bilood
27. Computer Repairing 3 bilood
28. Darawalnimada 1 bil degdeg ah am 3 bilood
29. Farshaxanka Dunta & iyo cirbada 2 bilood
30. Makeup & Beauty (meek abka) 1 bil
31. Harqaanka 3 bilood
32. Cilaan-saarka 3 bilood
33. Decoration-ka 1 bil
34. Barashada Ubaxyada 1 bil
35. Barashada Dhar-kariska 2 bilood
36. Cunto-karinta 3 bilood
37. Barashada Macmacaanka 1 bil
38. Barashada Shaambada 1 bil
39. Barashada Saabuunada 1 bil
40. Barashada Barfuunada. 1 bil
41. Catarada 1 bil oo kaliya 1 bil
42. Uunsiga 1 bil oo kaliya
43. Daabacaada dukuminyada 1 bil
44. Iskool wiido baraatikaal kaliya
45. Xirfada bandhiga (presentation) 1 bil
📍 Xarumaha Waxbarashada:
Xarunta 1aad: Suuqubarwaaqo – Jiirada Islaamka.
Xarunta 2aad: Wadada Cumar Samatar & Garoonka cawaale u dhexeysa israac.
📞 Nala Soo Xiriir Maanta:
Si aad u xajisato booskaaga, fadlan nagala soo xiriir lambarradan (Wicitaan ama WhatsApp):
📲 0905550000
📲 0907977976
📲 0907748488
📲 0615511156
"Halka ay ka bilaabato mustaqbalkaaga waxbarasho iyo xirfadeed." 🎓✨
#️⃣ Hashtags: