Gacal Multi Service

Gacal Multi Service Kusoo dhawaada shirkada iibinta iyo kiraynta guryaha ee Daldhis

Shirkada Gacal Multi Service waxay idiin haysaa guri iib ah oo jaanis ah. Xaafada: SayidkaCabirka dhulka: 20M x 20MKa ko...
27/11/2024

Shirkada Gacal Multi Service waxay idiin haysaa guri iib ah oo jaanis ah.
Xaafada: Sayidka
Cabirka dhulka: 20M x 20M
Ka kooban: labo qol, Suuli iyo jiko

Qiimo jaban ayaa lagu rabaa gurigan, Hadii aad xiisaynaysid nagala soo xiriir: 0907030000

Shirkada Gacal Multi Service waxay idiin haysaa qolol ganacsi oo kiro ah kuna yaala magaalada Galdogob.Qololkan ayaa ku ...
14/11/2024

Shirkada Gacal Multi Service waxay idiin haysaa qolol ganacsi oo kiro ah kuna yaala magaalada Galdogob.

Qololkan ayaa ku yaala aaga Shaam Mall iyo isbitaalka Dr. Baydhabo, wayna kala cabir duwan yihiin.

Afartan qol oo dhawaan la dhisay way banaan yihiin walina lama dagin cidii xiisaynaysa waxay igala soo xiriiri kartaa:0907030000

09/11/2024

Shirkada Gacal Services waxay idiin haysaa guri kiro ah oo ku yaala magaalada Galdogob.

Xaafada: Horseed, aaga Saldhiga wayn ama wadada Galdogob tii h**e.
Ka kooban: 5 qol, 3 suuli + jiko.

Waa guri cusub oo hada la dhisay.

Nagala soo xiriir 0907030000

Shirkada Gacal Services waxay idiin haysaa qol kiro ah.Qolkan ayaa ku yaala bartamaha magaalada Galdogob wuxuuna saaran ...
08/11/2024

Shirkada Gacal Services waxay idiin haysaa qol kiro ah.

Qolkan ayaa ku yaala bartamaha magaalada Galdogob wuxuuna saaran yahay laamiga shimbiraale hor mara.

Wixii faahfaahina: 0907030000

08/11/2024

Shirkada Gacal Services waxay idiin haysaa guri kiro ah oo ku yaala magaalada Galdogob.

Xaafada: Horseed, aaga Hotel Royal.
Ka kooban: 4 qol, 2 suuli + jiko.

Nagala soo xiriir 0907030000 ama 0907740660

08/11/2024

Shirkada Gacal Services waxay idiin haysaa gurigaan oo ku yaala magaalada Galdogob.

Xaafada:Horseed, Aaga saldhiga booliska
Ka kooban: Labo qol suuli iyo jiko. Wada mutuleel ah

igala soo xiriir: 0907030000 ama 0907740660

Shirkada Gacal Services waxay idiin haysaa guri kiro ah oo ku yaala bartamaha magaalada Galdogob Xaafada: magaalada dhex...
07/11/2024

Shirkada Gacal Services waxay idiin haysaa guri kiro ah oo ku yaala bartamaha magaalada Galdogob

Xaafada: magaalada dhexdeeda agagaarka laamiga aada hotel Royal
Ka kooban: 2 qol mid suuliga gudaha ku lee yahay, suuli kale iyo jikadana daarada ku yaalan.

igala soo xiriir : 907030000 ama 907 740 660

07/11/2024

shirkada Gacal Services waxay idiin haysaa guri kiro ah oo ku yaala bartamaha magaalada Galdogob
Xaafada: magaalada dhexdeeda agagaarka masjidka Taqwa
Ka kooban: 3 qol 2 suuli iyo jiko
igala soo xiriir : 907030000 ama 907 740 660

Bishaaro. Waxan idiin haynaa guri iib ah.๐— ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ:Galdogob xaafada sayidka.๐—ซ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฎ ๐—ด๐˜‚๐—ฟ๐—ถ๐—ด๐—ฎ: 2 qol 1 suuli iyo jiko wada mu...
18/10/2024

Bishaaro. Waxan idiin haynaa guri iib ah.
๐— ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ:Galdogob xaafada sayidka.
๐—ซ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฎ ๐—ด๐˜‚๐—ฟ๐—ถ๐—ด๐—ฎ: 2 qol 1 suuli iyo jiko wada mutuleel ah, agagaarka shirkadda korontada Tayo

๐—ก๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ: whatsapp https://wa.me/message/QOYFC5IJW4G7E1

Tell: 907030000 ama 907677538

Bishaaro. Waxan idiin haynaa guri iib ah.๐— ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ:Galdogob xaafada sayidka.๐—ซ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฎ ๐—ด๐˜‚๐—ฟ๐—ถ๐—ด๐—ฎ: 2 qol 1 suuli iyo jiko wada mu...
09/10/2024

Bishaaro. Waxan idiin haynaa guri iib ah.
๐— ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ:Galdogob xaafada sayidka.
๐—ซ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฎ ๐—ด๐˜‚๐—ฟ๐—ถ๐—ด๐—ฎ: 2 qol 1 suuli iyo jiko wada mutuleel ah, agagaarka shirkadda korontada Tayo

QIIMAHA $9,000
๐—ก๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ: whatsapp https://wa.me/message/QOYFC5IJW4G7E1
Ama 907588431

24/09/2024

Kusoo dhawoow shirkadda GACAL SERVICE.

Ma raadinaysaa dhul beec ah oo qiimo jaban? Fursaddan qaaliga ah yay ku seegin!

Waxaan kuu haynaa dhul cabirkiisu yahay 20x20, oo ku yaal meel fiican Dhulkaan wuxuu ku yaal meel dhabarka dambe ee isbitaalka weyn, taasoo ka dhigaysa goob aad ugu dhaw caafimaadkii iyo waxbarashadii.
Laba waddo leh Biyihii iyo korontadii joogaan.

Dhulku waa qiimo jaban, waana fursad lama huraan ah oo aan la iska dayici karin!

Haddii aad xiisaynayso inaad heshid dhulkan qiimaha badan, ha ka labalabeyn inaad nala soo xiriirto.

Whatsapp: https://wa.me/message/QOYFC5IJW4G7E1

Ogaysiis Beec DhulGoob: Kastamka TuurdibiCabir: 60m x 100mQiimo: Qiimo jaban oo ku raali galiyaWaxaa la beecinayaa dhul ...
18/09/2024

Ogaysiis Beec Dhul
Goob: Kastamka Tuurdibi
Cabir: 60m x 100m
Qiimo: Qiimo jaban oo ku raali galiya

Waxaa la beecinayaa dhul qiimo jaban ku yaalla kastamka ganacsiga ee Tuurdibi, oo ah meel muhiim ah u dhaxaysa xuduudaha ganacsiyeed ee labada dal ee Soomaaliya iyo Itoobiya. Dhulkan wuxuu ku habboon yahay ganacsiyada kala duwan sida bakhaarada, dhoofinta iyo soo dejinta, ama dhisme ganacsi oo weyn. Waa fursad dahabi ah oo lagu maalgelin karo, adigoo ka faaโ€™iidaysanaya ganacsiga labada dal ee sii kobcaya.

Haddii aad xiisaynayso ama aad rabto macluumaad dheeraad ah, fadlan nala xiriir.

Whatsapp
https://wa.me/message/QOYFC5IJW4G7E1

Address

Ducaysane113@gmail. Com
Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gacal Multi Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share