Kaabe Digital

Kaabe Digital Kaabe Digital – Creative solutions for your brand.

12/08/2026

Waxaa laga xarig jaray magaalada GLK xarun cusub oo qaabilsan Fiisa-tarabiyada & dib-usoo kabashada , waxaa ka hawlgalaya xarunta dhakhaatiir takhasus u leh fiisatarabiyada iyo kalkaalisooyin xirfad caaffimad leh, adeegyaada xarunta waxaa ka mid ah:

- Yareynta iyo latacalista Xanuunnada kala-goysyada, seedaha iyo murqaha.
- Baxnaaninta bukaana la nool faaliga (istarooga)
- Baxnaaninta & dib usoocelinta shaqadii lafaha lakabay.
- Lataacalida dib-u-dhaca socodka iyo fadhiga ku yimaada caruurta.
- Daryeelka iyo yareynta dhabar xanunka iyo luqun xanunka.
- Latacaalida dhaawacyada soo gaara ciyaaryahana.
- Toobin casri ah.
- Latacaalista dhibaatooyinka dheelitirka iyo socodka.
xaruntaan oo ku taal , Kamaalu-diin, waddada Air-port ka, waxaa kala xariiri kartaa ,

Kuso dhowaw kooxda Kaabe Digital Printing Service! 🚀​Waxa maanta farxad weyn inoo ah inaan idiin soo bandhigno xubinta c...
02/08/2026

Kuso dhowaw kooxda Kaabe Digital Printing Service! 🚀
​Waxa maanta farxad weyn inoo ah inaan idiin soo bandhigno xubinta cusub ee ku soo biirtay Deko Mahdi Mohamud, oo qaabilsanaan doonta abuurista content-ka (Content Creator).

​Waxaan aaminsannahay in khibraddeeda iyo hal-abuurkeedu ay tayada shaqadayada iyo adeegyada aan idiin meelmarinno heer cusub gaarsiin doonaan! 🌟

​Soo dhowow Deko! 🤝✨

BARAKO – Complete Brand Identity & Packaging DesignWaxaan ku faraxsanahay inaan Sameynay aqoonsi summadeed oo dhammaysti...
29/07/2026

BARAKO – Complete Brand Identity & Packaging Design

Waxaan ku faraxsanahay inaan Sameynay aqoonsi summadeed oo dhammaystiran, laga bilaabo fikradda astaanta (Logo Concept), nidaamka muuqaalka (Visual Identity), illaa naqshadaynta baakadaha (Packaging Design).

Ujeeddadayadu waxay ahayd inaan abuurno summad casri ah, si fudud loo aqoonsan karo, isla markaana si xirfad leh uga dhex muuqata suuqa.

Mashruucani wuxuu muujinayaa sida aqoonsi summadeed oo si xeel dheer loo dhisay uu badeecad uga dhigi karo summad la xasuusan karo, lagu kalsoonaan karo, isla markaana si muuqata uga dhex muuqata tartanka suuqa.

Get in touch:
📱 WhatsApp: +252906668362
📧 Email: [email protected]

SAWIRO💍Hambalyo Aroos wacan ‎ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟﻤﻊ ﺑﻴﻨﻜﻤﺎ ﺑﺎﻟﺨﻴﺮAbdirahmaan Hassan Mohamuud iyo Haliimo iise ...
26/07/2026

SAWIRO
💍Hambalyo Aroos wacan
‎ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟﻤﻊ ﺑﻴﻨﻜﻤﺎ ﺑﺎﻟﺨﻴﺮ

Abdirahmaan Hassan Mohamuud iyo Haliimo iise jamac
‎Hambalyo, Aroos wacan Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax ❤️🙏

Kaabe Digtal Waa qurxiyaha maalintada.

19/07/2026

Waxaan muuqaalkaan quruxda badan udiyaarinay Shirkada Sahal Travel & Cargo.

Haddii aad u baahan tahay xayeysiisyo , muuqaallo ganacsi ama naqshado soo jiidasho leh oo kor u qaada sumcadda ganacsigaaga,Kaabe Digital waa doorashadaada ugu haboon, Nala soo xiriir maantaba.

📢 BOOS SHAQO OO BANAAN – CONTENT CREATORShirkadda Kaabe Digital  waxaa ka bannaaan boos Content Creator hal-abuur leh oo...
15/07/2026

📢 BOOS SHAQO OO BANAAN – CONTENT CREATOR

Shirkadda Kaabe Digital waxaa ka bannaaan boos Content Creator hal-abuur leh oo ku biira kooxdeenna.

Haddii aad:
✅ Tahay qof dumar ah
✅ Si kalsooni leh uga hor hadli karto kamaradda
✅ Leedahay hal-abuur iyo fikir cusub
✅ Waqtiga ilaalisa isla markaana masuul ah

Kusoo gudbi codsigaaga
📧 Email:[email protected]
📞 Tel: +252 906 668 362

🗓Deadline:20 May 2026

Waxaan kuu haynaa Package Social Media Posters oo si casri ah oo indho-qabad leh loogu naqshadeeyay baahidaada. Haddii a...
08/07/2026

Waxaan kuu haynaa Package Social Media Posters oo si casri ah oo indho-qabad leh loogu naqshadeeyay baahidaada.
Haddii ay ahaan lahayd xayeysiis, ogeysiis, ama hambalyo, waxaan u qaabaynaynaa si kor u qaadaysa muuqaalka astaantaada (Brand-kaaga).

Ha sugin, ee nala soo xiriir maanta si aad u hesho naqshado tayo sare leh!

Nala soo xariir:
whatsapp: wa.me/+252906668362

Kaabe Digital waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda Maalinta Xorriyadda iyo...
01/07/2026

Kaabe Digital waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada Soomaaliya.

Kaabe Digital – Empowering Your Digital Future.

We are excited to welcome Eng. Khadar Updirizack  as our new Creative Designer at Kaabe Digital Printing Service.With cr...
30/06/2026

We are excited to welcome Eng. Khadar Updirizack as our new Creative Designer at Kaabe Digital Printing Service.

With creativity, innovation, and dedication, we are confident he will play a key role in delivering outstanding design solutions and strengthening our commitment to excellence.

Welcome aboard, and we wish you great success with Team Kaabe Digital!

Address

Puntland
Gaalkacyo
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaabe Digital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share