Midnimo Dental & General Clinic

Midnimo Dental & General Clinic Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Midnimo Dental & General Clinic, Gaalkacyo.

Hadaadan ku qanacsanayn ilko h**e oo aad gashatay, Qurux ahaan iyo qaab ahaanba, Waxaan kuu samaynaynaa ilko aad ku qana...
14/09/2025

Hadaadan ku qanacsanayn ilko h**e oo aad gashatay, Qurux ahaan iyo qaab ahaanba, Waxaan kuu samaynaynaa ilko aad ku qanacsan tahay oo qaabkii iyo midabkii ilkahaaga leh.

Xarunteena Midnimo dental & General Clinic, Waxaa kuugu diyaara ilkaha Zirconia oo ah ilko gelintii u danbeysya oo qurux ahaan iyo qaab ahaanba la jaanqaadaya ilkahaaga caadiga ah.

Replacement of old restorations into new Zirconia dental bridge. 🦷🤍🫴

Bukaankan jug baa iliga kasoo gaadhay, Xarunteena Midnimo dental and general clinic buu noogu yimi, Waxaan u sameynay, D...
09/09/2025

Bukaankan jug baa iliga kasoo gaadhay, Xarunteena Midnimo dental and general clinic buu noogu yimi, Waxaan u sameynay, Dareen dilis dhameys tiran iyo buuxin aan laga dareemayn.

RCT + Restoration for upper left central incisor 🦷

Kalsoonidy waxay bilaabataa dhoolacadeynta
08/09/2025

Kalsoonidy waxay bilaabataa dhoolacadeynta

02/09/2025

Kuso dhawada gacma furan

19/04/2025

Dakhtarka maqaar

Waxa xarunteena imaanaya Dr Bisle oo ku takhakhusay daaweynta cudurada ku dhaca maqaarkaKa faaidaysi wacan.
07/04/2025

Waxa xarunteena imaanaya Dr Bisle oo ku takhakhusay daaweynta cudurada ku dhaca maqaarka

Ka faaidaysi wacan.

Suasha JimcahaKa jawaab suashaas oo ku guuleyso abaalmarin ay kuugu talo gashay xarunta Midnimo Dental & General ClinicF...
04/04/2025

Suasha Jimcaha
Ka jawaab suashaas oo ku guuleyso abaalmarin ay kuugu talo gashay xarunta Midnimo Dental & General Clinic

F.G Fadlan Buuxi Shuruudaha inta aadan ka jawaabin suasha.

Eid Mubarak ❤️
29/03/2025

Eid Mubarak ❤️

Midnimo Dental & General ClinicMidnimo College Of Health and Technology
29/03/2025

Midnimo Dental & General Clinic

Midnimo College Of Health and Technology

28/03/2025

Kooxda oo iska xaadirisay K**a dambeysta tartanka Warfaa Foundation 2025

Ka faaidayso Fursadaan Qaaliga ah.10 dambe ee bisha barakaysan ee ramadaan darteed.
18/03/2025

Ka faaidayso Fursadaan Qaaliga ah.

10 dambe ee bisha barakaysan ee ramadaan darteed.

10/03/2025

Waxaa Xarunteena si joogta ah looga heli doona
Dr Ifraax Xasan Farax (Ayaxle) oo ah dhakhtarad daaweyn doonta cudurada guud si gaar ah Dumarka iyo caruurta.

Horey u gaar Xarunta Midnimo Dental and General Clinic Galdogob

Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midnimo Dental & General Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share